Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

''Somaliya waa meyd la daba sido Somaliland'' - Faysal Cali Waraabe Image

FEYSAL WARAABE: “Beesha Caalamku waxba kuma qasbi karaan Somaliland”


Jimco, Ogoosto 29, 2014 (HOL) — Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland UCID, Inj. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dagaalkii ciidamada Somaliland ay shalay ku qabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool ayaa sheegay in beesha calaamku aysan waxba ku qasbi karin Somaliland.

Inj. Waraabe ayaa sheegay in inkastoo uu ka xun yahay dhibkii deegaankaas ka dhacday haddana ay Somaliland ku noqotay mid lama huraan ah inay weerarto Saaxdheer, wuxuuna sabab u dhigay weerarkan inuu ku yimid xadgudub lagu sameeyay maamulkooda.

“Weerarkaas wuxuu ahaa mid ay Somaliland ka fursan waayay, balse waan ka xumahay dhibaatadii dhacday,” ayuu ku sheegay guddoomiyaha UCID wareysi uu gellinkii dambe ee maanta oo Jimco ah siiyay idaacadda VOA-da.

Mar la weydiiyay Inj. Faysal in baaq ay soo saartay Beesha Calaamka ay ku sheegeen in Somaliland ay deg-deg ciidankeeda uga saarto Saaxdheer iyo saameynta uu ku yeelan karo haddii ay Somaliland diiddo baaqaas, ayuu ku jawaabay.

“Beesha caalamku ma jirto wax ay Somaliland ku qasbi karaan ee howshii loo diray oo ah inay Soomaaliya nabadeeyaan ha qabsadaan, waxaanan leeyahay innaga ayaa Somaliland dhisannay, innaga ayaana mideynay, mana ahan in markii ay ku guuldarreysteen howshii Soomaaliay inay innaga shaqo naga dhigtaan,” ayuu hadalkiisa ku daray Inj. Faysal Cali Waraabe.

Isagoo sii hadlaya ayuu sheegay in ciidamada Somaliland ay ka baxayaan deegaankaas, balse ay marka hore nadiifinayaan wuxuu ugu yeeray dad dhibaato wada oo deegaankaas ku sugan, isagoo aan si cad u sheegin xilliga ay ciidamadu ka baxayaan Saaxdheer.

Su’aal kale oo ahayd in weerarka ay qaadeen ciidamada Somaliland oo ay wax ku noqdeen dad shacab ah oo deegaankaas ku sugnaa inuu keeni karo in shacabka deegaannadaas iyo Somaliland ay kala fogaadaan? ayuu kaga jawaabay, “Shacabka deegaankaas ku nool waa shacab Somaliland, waana dad aan doonayno inaan maamulkeenna gaarsiinno, balse kan ay canaantu saaran tahay waa nin inta Xamar ka yimid yiri i boqra maamul aanu caqliga galayn ayaan sameynayaa ninkaas ayay canaantu saaran tahay.”

Mar kale oo la weydiiyay in Cali Khaliif uusan ahayn nin xamar ka yimid oo keliya, balse uu deegaanka u dhashay ayaa wuxuu sheegay in isaguba uu u dhashay deegaanka, ayna la joogaan dad yar, mana ogolaanayno in dadka walaalaha la isku diro.

Ugu dambeyn, wuxuu sheegay in Somaliland ay laba wasiir oo xukuumadda ka tirsan ay u dirtay Somaliland si ay ugala soo hadasho ragga deegaannada ay ka taliso galay, waayo innagu xuduud 400-km ah ayaa dalka Itoobiya nagala dhexeysa, mana dhacayso in xuduuddooda nagaga soo duulo.

“Waan ku taageersanahay xukuumadda Somaliland wafdiga ay dirtay kuwaa oo kala hadli doona Itoobiya inay xuduudeeda ilaaliso, taasina waa mid aan xaq u leennahay,” ayuu mar kale yiri guddoomiyaha xisbiga UCID oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Maamulka Somaliland weli si dhab ah ugama hadlin baaqa ay xubnaha ka tirsan beesha caalamka maanta soo saareen, kaasoo loogu sheegay inay si dhaqso ah ciidamadooda ugala baxaan deegaanka Saaxdheer.
- See more at: http://hiiraan.com/news/2014/Aug/warark ... 9ImNg.dpuf
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by waraabe251 »

he is not lying

what do you do with a dead body, you bury it and that is what we should do with that place
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

Indeed.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by theyuusuf143 »

warancade iyo doqonka biixi yoonis markay soo noqdaan jawaabta aan ka sugaynaa waa 2 miduun

1- inay ethiopia ciidamo keento aagaas oo hadiiba cali khaliif xagaa u cararo ay noo soo gacan geliyaan.
2- in ethiopia aysan wax ciidana meesha keenin wax kalena qaban laakiim ay fasax inoo siiso in ciidankeenu hawlgalo milirary ka fulin karo gudaheeda ku beegan saaxdheer .

labada qodoba haday ka dhego adaygto xabashidu talaabada aynu qaadanaynaa ha noqoto midaanay ethiopia mahadin. waxaynu ognahay in xoogaga hubaysan mucaaridka ethiopia midoobeen kuna ballansanyihin inay doorashoiyinka danbe xoog iyo xeeladba xukunka ku maroorsadaan ama atleast qalalaase weyn abuuraan. +alshababaab+ onlf xageena laga hagi karo.

ethiopia yadaa ammaan inooga baahi xun. hadii doqonka biixi yoonis la shiryimaado waxaan ina qancin iyo hadalo jilicsan. waxaanu ugu baaqaynaa UCID inay wadaniyada u hiiliyaan kana faa,iidaystaan fursadaas oo ay shacbiyad badan ku heli karaan. kacdoon kulmiye aanu kasoo kaban ha bilaabaan oo heshiisyasa ethiopia aynu kula jirno ee dhinaca ka raran ka dhana.

inaynu ethiopia iyo jabuuti cadawga dabxeer uga noqono cadawgeemuna kasoo dhex toosaa doqonimay inagu tahay. deals dadkeenu gayaan maaha waxay labadaas nin marwalba inooga keenaan xabashida. xitaa qaabkay u hadlaan waxad moodaaa inay wasiiro u yihiin ethippia iyo jabuuti. haloogu dhaarto inaanu yaga iyo ka wax u dirsadayba daaqada ka tuurayno hadaanay danta somaliland sax iyo khaladba meel marin.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

Ina Warancade, the former NSS agent in the Military regime is useless and so is Biixi Yoonis.

If their meeting with the Xabashis fail. Biixi Yoonis should be kicked out.

Ina Warancadde should pet his lions and leave politics.

Image

Or he should be sent to the front..

Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by theyuusuf143 »

Been bidaarle professional buu ahaa. waxan nasakhan ee biixi yoonis yaa haragiisii iyo darfur nagaga celiya. last time wuxu yidhi xabashidu dadkeena faro haka qaado markay ethipia gelayaan. waan baadhay waana arin keligiin u guura dadka kale waxba faro lagama dhigayo.

maxuma laakiin waxay ahayd inuu shaaca ka qaado inaynu inana indhaha ka qaadi doono muwaadiniinta ethiopia (madama muwadininteenu hada ID wada qaadanayaan) . isaxaaqa ma diidine xaaqxaan diiday kkkkk ethiopia faro haydinka qaado maan diidine waxan diiday inaanu sheegin meeshaynu yaga ka qaadayno isha iyo farta kay tahay.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Siciid85 »

Feysal is right again. Somaliland doing what any responsible state would do.
lasanodboi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 722
Joined: Fri Mar 07, 2014 8:08 am

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by lasanodboi »

The alcoholic should worry about his son dying like a rat soon in Syria instead of talking about people who took fate in their own hands
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

^
His son is an adult and he can do what he want.
lasanodboi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 722
Joined: Fri Mar 07, 2014 8:08 am

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by lasanodboi »

The son will never had failed in his life if his father was acting like a man in the house instead of being into hate politics
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

^
What's your proof? Again.. his son is an adult, if he choose to fight in Syria it's up to him.
User avatar
Ron
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 415
Joined: Sun Jan 01, 2012 9:22 am
Location: be good

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Ron »

Faysal Cali goormuu mujahid noqday engineer ku ogaa,

anyway ciidanka qaranka somaliland oo ku sugan saaxdheer ee koonfurta gobolka sool oo ka warbixiyay hawlgal mr khaliif galayr ku baacsadeen...

[youtube]L6Qse1DPTX0#t=61[/youtube]
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by LiquidHYDROGEN »

Since when was this crackhead a mujahid? All the real mujahids are dead. All that is left are dhabodhifs and Siad Barre's former bootlickers.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by Xildiiid »

He might not be the brightest within our leadership but dude got heart. Walaweynta abahood buu ku wasaa. Qofkaasoo kale waa mujahid.
User avatar
gambit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 27, 2014 4:46 pm

Re: Muj. Faysal Cali Waraabe on Saaxdheer

Post by gambit »

''Somaliya waa meyd la daba sido Somaliland''


Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”