Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug 

Last edited by THE_TRUTH1 on Fri Apr 17, 2015 10:41 pm, edited 1 time in total.
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Dhegayso: Madaxwayne Xasan sheekh oo Cusbo kusii shubay xiisadii Dawlada Federalka Somalia iyo maamulka P/land
Apr 18, 2015 - 21 Aragtiyood
Muqdisho (Kalshaale) Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cusbo sii mariyay Muranka ka dhex taagan Dowlada Soomaaliya iyo Puntland Kaasi oo la xidhiidha dhismaha maamulka Gobolada Dhexe .
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug isla markaana uu quruxda iyo Bilicda ay leedahay uu ku amaanayo Maamulka Galmudug “Galmudug inta aan la dhisin ka hor Gaalkacyo muuqalka ay leedahay maanta todbon meelod haddii loo qaybiyo ma lahayn, anniga waxaan Gaalkacyo tagay waqti an lugu hoyan karin, balse daaraha, jaamacada ha dhihin waxbadan baa isbadalay” Ayuu yidhi Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.
HALKAN DHEGAYSO HADALKA MADAXWAYNE XASAN OO XIISAD DHALIYEY
Madaxweynaha waxaa kalo uu tilmaamay isagoo ka hadlayay dhismaha maamulka gobollada dhexe inuu ugu baaqayo dadka labada gobol Mudug iyo Galgaduud inay u gudbaan dimuquraadiyada oo ah inay ka dhabeeyan maamulka dhismaya.

- Halmog
- SomaliNetizen

- Posts: 908
- Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
- Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
U mean xafada Baraxley
calasow the comedian
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
lol waa been i don't think he has the gutz to say that. He has an alliance with them 
-
Nomand
- SomaliNet Super

- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
he wants the disrupt the peace process going on in central somalia. AWJ/galmudug/ xeeb are holding talks, culusow will try everything in his power to disrupt them
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
^^^ The alliance isn't paying off--meanwhile Puntland pleads their case to Ethiopia as we speak now about mamuulka mudug iyo galgaduud & gathering support to afgambi culusow
. Damn, if it wasn't for Puntland Somali politics would be plain boring
- Puntlander123
- Posts: 142
- Joined: Sun Jan 06, 2013 10:20 pm
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
I was there earlier this year,they dont even control half of Baraxley. PL businessmen buy land from GM then declare it as part of PL, it gets smaller everyday!!Halmog wrote:![]()
U mean xafada Baraxley
calasow the comedian
- Puntlander123
- Posts: 142
- Joined: Sun Jan 06, 2013 10:20 pm
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
I remember talking to some businessmen who said that during 2005 PL and GM shared suuqa hoose, now its firmly in the centre of PL Galkacyo. The sad thing is though that when the hawiye come to shop at the suuq they get arrested.
-
LightAtNight
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1221
- Joined: Mon Aug 26, 2013 3:43 pm
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Thats nothing to laugh about farhan caqli yareFarhanYare wrote:^^^ The alliance isn't paying off--meanwhile Puntland pleads their case to Ethiopia as we speak now about mamuulka mudug iyo galgaduud & gathering support to afgambi culusow. Damn, if it wasn't for Puntland Somali politics would be plain boring
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Oohinta iska tir nacasyahey.LightAtNight wrote:Thats nothing to laugh about farhan caqli yareFarhanYare wrote:^^^ The alliance isn't paying off--meanwhile Puntland pleads their case to Ethiopia as we speak now about mamuulka mudug iyo galgaduud & gathering support to afgambi culusow. Damn, if it wasn't for Puntland Somali politics would be plain boring
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
Re: Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in magaalada Galkacyo ay tahay Xarunta maamulka Galmudug
Hutu always lying about other people's achievement. Galmudug headquarters is hobyo and even that was once ruled by majerten Kingdom. I have been to galkacyo and every corner is controlled and dominated by PL. Hutus have no rights they are minority. I doubt his brave enough to say or he will be finished.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 743 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 476 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 2 Replies
- 343 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 4 Replies
- 443 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 28 Replies
- 2514 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 12 Replies
- 788 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 1523 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 46 Replies
- 4420 Views
-
Last post by quark