Mooshin ka dhan ah Baarlamaanka Cusub ee Galmudug oo la horgeynayo Baarlamaanka Dowladda Dhexe
Published on June 24, 2015 by Maalik Som · No Comments Muqdisho ( Sh.M.Network)-Muuse Sheekh Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa waxa uu ku tilmaamay qaabka loo soo xulay Golaha Wakiilada Maamulka Galmudug uu yahay mid aan sharci ahayn.
Xildhibaanka ayaa carabka ku adkeeyay in beelo badan oo daga labada Gobol ee Maamulka uu matalo aysan helin xuquuqdii ay ku lahaayeen Maamulkaasi sida Xildhibaanada taasina ay ka fogtahay cadaaladda sida uu hadalka u dhigay.
“ beesha aan anigu wakiilka u ahay oo degta Balanballe , Cabudwaaq illaa miyiga ma aysan helin xuquuqdooda” ayuu yiri Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar.
Mudane Muuse Sheekh Cumar ayaa carabka ku dhuftay in maalmaha soo aadan ay qorsheynayaan in mooshin codka kalsoonida loogu qaadayo Baarlamaankaasi Galmudug ay horgeynayaan Baarlamaanka dowladda dhexe.
Ugu dambeyn Xildhibaanka ayaa tibaaxay in uu aad uga xunyahay Gobollada dhexe oo soo maray dagaallo iyo dhibaatooyin fara badan inaan qaab cadaalad ah loo marin maamul u sameyntooda.
Si kastaba dhawaan ayey ahayd markii guddiga farsamada shirka Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ay soo bandhigeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ay sheegeen in Ergada ka qeyb geleysa shirkaasi ay soo xuleen.
http://shabellenews.com/?p=7739
A Motion Against New Central State Parliament
Moderator: Moderators
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: A Motion Against New Central State Parliament
Musharax Madxwayne Axmed Cabdisalaan oo ka digay Colaado Sokeeye uu keeno Shirka Cadaado.
24. Jun 2015
Safiirka dawladda Soomaaliya ujooga dalka Itoobiya Axmed Cabdisalaan Xaaji oo hadana ah Musharax utaagan qabashada xilka Madaxweyne-nimada ee maamulka Cadaado ayaa sheegay in ay suuragal tahay colaad uu kiciyo maamulka laga dhisayo Cadaado, wuxuuna sheegay in hada sida wax lagu wadaa ay tahay wado aan wax wanaagsan laga dhaxli doonin.
Safiirka ayaa sheegay in ay hada gobalada dhexe yihiin meel dadka degan ay yihiin kuwa is yaqaana, wuxuuna sheegay in Ahlu Suna ay maamusho inta badan ee gobaladaas, ayna diidan tahay shirka Cadaado, dawladduna iska dhago tirayso awoodaha iyo sharciyada kooxdaas.
Axmed ayaa sheegay in uu isagu qabo cabsi ah in dagaalo Sokeeye ay dib uga dhalan karaan gobalada dhexe, hadii aan wax laga badalin sida uu hada ku socdo Shirka Cadaado.
Digniintan ka soo baxday Safiirka dawladda Soomaaliya ujooga dalka Itoobiya Axmed Cabdisalaan Xaaji oo ah nin xog-ogaal ah ayaa ku soo beegmaysa, iyadoo ay dawladda Puntland horay usheegtay in Maamulka Cadaado uu gobalka ukordhin doono amaan daro weyn.

Nothing really new or surprising. We were all expecting this. It was matter of when and who not why.
The tribal entities can never satisfy x, y and z clans. There will always be a rebel beel and beel that sits on all the little resources.
I am also waiting for Sacad of HG to issue their own Fatwa as are Majerteins and others. The Wanlawein politics are like day time soap opera.
We all know Wanlawein and their characteristics. They say a leopard never changes his spots. Anyone who expects miracles from Wanlawein needs psychiatric assessment.

^Cadow, amxaar-daba ka dhuuq ah...Uff
Ninba waa maalintiis lol, shalay Jubba, maantana Galmudug.
Ninba waa maalintiis lol, shalay Jubba, maantana Galmudug.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 891 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 691 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 625 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by Kees70
-
- 46 Replies
- 5189 Views
-
Last post by Substance
-
- 16 Replies
- 1508 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 2 Replies
- 951 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 6 Replies
- 1344 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1312 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 1 Replies
- 543 Views
-
Last post by Tycoon5647