Essence89 wrote:Lamagoodle wrote:
Qalanjo, waa tahay. Maxaan ka ogahay, waxaan ku arkay garoon diyaarad oo Asia ku yaala iyadoo labisan dharka Quantas. Waxaan is laha waqtiga isla riixa oo sheeko xariir isku aqriya. Laakin bahashii suurada (tii Mudug oo kakanos) ayaay ila dhacday.

Lol@wakhtiga isla riixa

Wey dhacda gacalka. Any idea where I can get Koora dadab: cishqi iyo colaad book from?

Qalanjo, waxaan rabay inaan rock-iyo jazz isla tumano, waqtigana isla riixano, haddii la doonana aad wadaadka isla aadno. There is something sexy about uniforms laakin rimoor ma saarneeyn, xusulkeedana ma buurneeyn, inkastoo aay suurooneeysay haddana laafyadeeda kuma qancin (laafyo aan loo dhalinin laba talaabo laguma gaaro). Laakin kii KUB ahaa wuu ku yaaley. I was about to kneel down in front of her, kiss her kub and ask " kuboow, kuboow, 22 sanno kuma arkine, xageed jirtay? Aniga dan ayaa i qarisee ee adiga maxaa ku qariyey? Ma gardhuubayaasha ayaa ku qariyey?
Seriously, I really miss the sight of KUB Soomaali. Malaha waxaan qabaa fetish. Gone were the days when the KUB and the rajabeeto were visible.
Anyway, qalanjo order the book here:
http://www.somaliwriters.com/bookReview/kooradadab.php
You can also order from the publisher REDSEA in dubai.
Caawa, Sono in Io amo l'Italia umore .
Queste due belle donne vivono in Italia . Scrivono sui problemi correlati somali .
May I, therefore, recommend this book if you can read Italian:
La mia casa è dove sono by Igiaba Scego (Ijaaba shegoow)
She is hot in the cultural scene in Italy. She writes for La Repubblica, Il manifesto (journals ) and also for the Nigrizia.
Born in Italy; got a PhD education, became an activist....
Read about her here:
http://modernlanguages.sas.ac.uk/igiaba-scego
Cristina Ali Farah, also writes on Somalis
https://en.wikipedia.org/wiki/Cristina_Ali_Farah
There are some somali short stories (Folk tales) here:
http://hooyo.web.free.fr/E_tale_00.html