Yeah I was about to go there. From the way you described her, I didn't think she was a student lol
Reerka faanka waa lagu yaqaan waxa wareeriyey laba dukaan oo Buluushtu/Baaniyaal lahaan jireen waagi ingiriiska. Hindidu waxay u qoran jireen "abaan" or sponsor, dukaanka kaste oo Hindi leeyey O'Day yar oo nuux ismaaciil ah ayaa sidii jalxad dhex qotomi jiray, marku arko mid reer Hawd ah oo dukaanka xooga ku raagay oo hindiga la gorgortamaa ayuu odayga nuux ismaaciil soo boodaa isagoo leh " waar kaagan dhar caska ah ama dukaanka wax ka iibso am a noo dhaaf" siday Baaniyaalada u ag fadhiyeen bay waayadii danbe dukaamo yaryar fourteen geeliina xaraasheen 1906kii, ka dibna ilkii intay iska wada rideen ilko dahab ah wada gashadeen. Waxay hargaysa ciidagaluu u bixiyeen " bisad magaalo" .