Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Muj Muse bihi must be supported !

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17145
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby X.Playa » Sat Nov 07, 2015 9:50 pm

Caawa waxaad i soo xusuusisay 1987. I was in Mogadishu, sitting in my frontyard of my host villa enjoying the fresh breeze, drinking a cold Isbarmuuta and listening to Ahmed Moge songs. The neighborhoods were mixed but dominated by one ethnic group (Hawiye). A ​sudden (​Habar diric wil ah xidhan) ​caught my ​eyes. Keep in mind those days Dirac was unique for reer waqooyi so Guntiino was unique for reer Koonfur.
Waxaan arkay Islaantii oo ku leh jaarkii(Abgaal/wacbuudhan) eedo reerka reer Ahmed ee xafada degan gurigoodu mee?
The wacbuudhan guy replied Axmadeey gadaal uu degan yahay. :lol:
Markaasaan islaantii u yeedhay anigu oo gurigay rabtay gaadhsiisyey. :lol: Islaantii waxaan ku idhi magacii ninka aad raadinaysid waayo xitaa anigu reer Ahmed hore uma maqal.

Yes, Hirisi is descent dude comparing to vile pimp ismaaacil and cismaan Hindi etc LAAKIINSE he's bloody someone who will do anything to get attention.
Caqli xumaa ma Hawiye baa reer axmed u garanaya lool meesha ma waxay mooday xaafadoodi laba nuux .

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17145
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby X.Playa » Sat Nov 07, 2015 10:04 pm

Yeah I was about to go there. From the way you described her, I didn't think she was a student lol
Reerka faanka waa lagu yaqaan waxa wareeriyey laba dukaan oo Buluushtu/Baaniyaal lahaan jireen waagi ingiriiska. Hindidu waxay u qoran jireen "abaan" or sponsor, dukaanka kaste oo Hindi leeyey O'Day yar oo nuux ismaaciil ah ayaa sidii jalxad dhex qotomi jiray, marku arko mid reer Hawd ah oo dukaanka xooga ku raagay oo hindiga la gorgortamaa ayuu odayga nuux ismaaciil soo boodaa isagoo leh " waar kaagan dhar caska ah ama dukaanka wax ka iibso am a noo dhaaf" siday Baaniyaalada u ag fadhiyeen bay waayadii danbe dukaamo yaryar fourteen geeliina xaraasheen 1906kii, ka dibna ilkii intay iska wada rideen ilko dahab ah wada gashadeen. Waxay hargaysa ciidagaluu u bixiyeen " bisad magaalo" .

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby MujahidAishah » Sun Nov 08, 2015 8:38 am

I see the peasents have come out from the woodworks from muse bixi to nuh ismacil. Big leap I see u LJ :ufdup:

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12025
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby theyuusuf143 » Sun Nov 08, 2015 8:49 am

ilaa iyo hada wax sharaxan oo harti ah waxa jira xaglotoosiye iyo indho indho. Labadooda indhaa wadanka u fiican, laakiin indho is more popular in hargeisa than taleex midh coda bari kama keeni karo. xaglo waa shakhsiga keliya ee xoogaa keeni kara hadii weliba militarigu taakuleeyo. hasa yeshee waa power hungry waxan ka baqayaa inuu mujaahidka assasinate gareeyo. kuxigeen kuxigeen aan lala ciyaarin baa jira , I dont think inay muuse iyo xaglo wada shaqayn karaan in badan. Haduu soo baxo xaglo muuse dhamaan ciidanka madaxtooyada reer axmed kan Xplaya sheegayo haka wada dhigto kkkkk, Safar danbena yuu ku tegi meel shirshoore dego. hadii xaglo bar bar ordo madaxweynaha muuse talaabo degdega haka qaado kuxigeenkiisa. xil kaxayuubin dastuurka baal marsan dil ama xabsi guri, miduun. wa billahi tawfiiq

User avatar
rich-boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1635
Joined: Wed Jan 30, 2008 6:26 am
Location: Paris Seine saint denis Banlieue Nord gros

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby rich-boy » Sun Nov 08, 2015 11:34 am

Muj Muse bihi is the best choice for president but why you lot saying hes nuux ismacil i thought he was reer samatar

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby KingWaslawi » Sun Nov 08, 2015 12:19 pm

^^^
Anba saas Baan moodayay Muuse Biixi reer samatar gacan yare khaalid adeerka.

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7688
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby LeJusticier » Sun Nov 08, 2015 2:41 pm

Yeah I was about to go there. From the way you described her, I didn't think she was a student lol
Reerka faanka waa lagu yaqaan waxa wareeriyey laba dukaan oo Buluushtu/Baaniyaal lahaan jireen waagi ingiriiska. Hindidu waxay u qoran jireen "abaan" or sponsor, dukaanka kaste oo Hindi leeyey O'Day yar oo nuux ismaaciil ah ayaa sidii jalxad dhex qotomi jiray, marku arko mid reer Hawd ah oo dukaanka xooga ku raagay oo hindiga la gorgortamaa ayuu odayga nuux ismaaciil soo boodaa isagoo leh " waar kaagan dhar caska ah ama dukaanka wax ka iibso am a noo dhaaf" siday Baaniyaalada u ag fadhiyeen bay waayadii danbe dukaamo yaryar fourteen geeliina xaraasheen 1906kii, ka dibna ilkii intay iska wada rideen ilko dahab ah wada gashadeen. Waxay hargaysa ciidagaluu u bixiyeen " bisad magaalo" .
Bisad magaalo waan maqlay laakiinse ilkahaa layska riday ayaa igu cusub :lol: :lol:

:russ:

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7688
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby LeJusticier » Sun Nov 08, 2015 2:42 pm

I see the peasents have come out from the woodworks from muse bixi to nuh ismacil. Big leap I see u LJ :ufdup:
:steviej: :myman: :shaq:

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby MujahidAishah » Sun Nov 08, 2015 2:54 pm

:usure: :childplease: :sitdown: :ufdup:

User avatar
Ron
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 415
Joined: Sun Jan 01, 2012 9:22 am
Location: be good

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby Ron » Sun Nov 08, 2015 6:05 pm

Muuse Bihi is Siciid Ismail - brother of Nuuh Ismail

Siciid Ismail are Suldaannada Habar Awal

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17145
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby X.Playa » Sun Nov 08, 2015 6:10 pm

We know that. Am talking about the clannishness of the nuux ismaaciil, I know he is reer samatar..

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8604
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby JSL3000 » Mon Nov 09, 2015 5:20 am

I can't wait to a sacad muuse president in power, finally its our turn now, too bad we had to wait for so long, but first thing we have to do is build a new presidential place 10 times larger than this military outpost the president resides now.Second we have to increase the military a minimum of two year mandatory conscription that disciple these jobless youth.Three boost the economy get that damn cement factory up and running let's build infrastructure get the whole country involve mandatory community service. THE LAST WE NEED TO DO IS NOT INVOLVE TRIBAL BICKERING IN THE MEDIA BAN THAT PERMANENTLY.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17145
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby X.Playa » Mon Nov 09, 2015 5:34 am

Tribalism is in the open now days, every Chief, politicians and even women group are foaming from the mouth " hadaanu nahay deer hebel" the sad part is its only within the isaaq , its a national catastrophe.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8604
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby JSL3000 » Mon Nov 09, 2015 5:41 am

nuux ismaaciil and reer samatar are two worlds apart and today reer samatar our deeper in the hargeysa scene most nuux Ismaaciil our outside the country in the diaspora/abroad.You can't compare the two the reer samatar our brutal fighters while on the other hand nuux ismael is the first reer magaalo the first city dwellers so they see their self as pioneers .
Last edited by JSL3000 on Mon Nov 09, 2015 6:39 am, edited 4 times in total.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8604
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Muj Muse bihi must be supported !

Postby JSL3000 » Mon Nov 09, 2015 5:43 am

Yes, I know tribalism is the new thing now it's funny how it's been rejuvenated.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest