PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Post by THE_TRUTH1 »

PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG -
Iyadoo shalay dagaal uu ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, dagaalkasi oo u dhaxeeyay ciidamo ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland, ayaa Maamulka Puntland wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan Maamulka Galmudug.



Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo cadde ayaa sheegay dhanka Puntland inay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan Maamulka Galmudug.

Waxa uu tilmaamay inaysan marnaba dooneyn dagaal iyo arbushaad midna, islamarkaana hadii xubno ka socda Galmudug oo wada hadal u socda ay arkaan ay soo dhaweynayaan.

“Puntland waxa ay diyaar u tahay in ay la hadasho Maamulka Galmudug oo Puntland waligeed ma raadin Colaad Nabadda ayey ka shaqeysaa.”ayuu yiri Soo cadde.

Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa degan, kadib dagaalkii shalay dhacay, iyadoo Odayaasha Magaalada ay wadaan waan waan la xiriirta sidii xiisadaha taagan loo xalin lahaa.

Magaalada Gaalkacyo ayaa u kala qaybsan labo dhinac oo ay ka kala arimiyaan Maamulada Galmudug iyo Puntland.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Post by DR-YALAXOOW »

somalidaa ku maah maahda ninkii soo joog laga waayey soo jiif ayaa laga helaa.. bunaaniland wax baddan dagaal waa hurisay. maanta waxaa laga yeersiiyey NABADOOOY. NABADEEEY.. .. weershe abdiwalahi gaas WARLORD WHIT PHD shahaado jaamacadeed. shame on him..
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Post by GAMES »

:pac:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Post by AbdiWahab252 »

lol@ Datooreka... dagaalka waxa ugu badna ciyaalka xafada Rer Galmudug oo weligood dagaal galiin. Abdiweli wuxu magalada ka qaxay xiliga dagaalka isaga oo uu ambaxay dhinaca Garowe
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIYAAR U TAHAY WADA HADAL AY LA GASHO GALMUDUG

Post by thegoodshepherd »

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”