Ila Thug baa cagta kuu jiidhin

Moderators: Moderators, Junior Moderators

AGENT447 wrote:Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Waa Tukhsiga!LoDoon wrote:BlueLion wrote:waa oday, shaqo badanLoDoon wrote:Odey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?![]()
Maaha sxb!
Waad garatay Timirooy,Timiro1999 wrote:AGENT447 wrote:Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
Cigalee
Ta kowaad waa waa irbada iyo dunta.
AGENT447 wrote:Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa?![]()
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

I know this disgusting one but i'll leave it to the others to guessAGENT447 wrote:
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
Was this one geesaha riyaha horta ?waayeel101 wrote:
googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.

Lool Yeh Timiro got it, btw I will say this one for you, waa dhuusadaEssence89 wrote:I know this disgusting one but i'll leave it to the others to guessAGENT447 wrote:
Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Waa wax khasiisnimo ah afka ma so Marin KaroEssence89 wrote:Maxaa kale afka lagu gooya oona garta ahayn