Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali is indeed Suldaanka guud ee HJ, he is recognised by all branches as the head. You may be mixing him up with Boqor Buurmadow, and you'd be right, no one takes him seriously.Togdeer wrote: I'm just curious. Because apparently Habar Jeclo has a Suldaan 1 reer Yoonis guy. He inherited, but in reality he has no a lot of influence. He does not even rule muse Abokor yet alone the whole of HJ. In reality Habar Jeclo has no Suldaan
HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Moderator: Moderators
- Ben Dover
- SomaliNet Super

- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Says who. This guy is not even the Suldaan of muse Abokor yet alone the entire HJ. Burmadow is useless. Biciide already have a Suldaan its Siciid Yusuf Ducale.Ben Dover wrote:Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali is indeed Suldaanka guud ee HJ, he is recognised by all branches as the head. You may be mixing him up with Boqor Buurmadow, and you'd be right, no one takes him seriously.Togdeer wrote: I'm just curious. Because apparently Habar Jeclo has a Suldaan 1 reer Yoonis guy. He inherited, but in reality he has no a lot of influence. He does not even rule muse Abokor yet alone the whole of HJ. In reality Habar Jeclo has no Suldaan
Even my subclan Adan Madoobe don't have a Suldaan. We got caqilo.
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8485
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Dabgaale wrote:Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
- Ben Dover
- SomaliNet Super

- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Maybe you are not HJ, everyone knows who the prime Suldaan is.Says who. This guy is not even the Suldaan of muse Abokor yet alone the entire HJ. Burmadow is useless. Biciide already have a Suldaan its Siciid Yusuf Ducale.
Even my subclan Adan Madoobe don't have a Suldaan. We got caqilo.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Waxa la mooda inaad 15 jir tahay gebigaabu ba . Ayaa la wasi kara ? ma suldankaa habar awasha ayaad i leedahay wa la xidhaya ? Faqashnimo iyo doqonimo ayaad isku darsanaysaan , meesha waddan ku ma haysaan . Djibouti laba dad/ jinsiyad baa kala dega , Somali iyo Cafar . Sida Isaaqu iska ga daba niic niileeyo iska ga ma daba hadlaan dadkaasi , maxay ku tusaysa taasi ? Inaaney somalidu u bislayn weli wadaniyad . Somaliland waxba ka ma jiraan , intey Somalia dib u dhismayso ayuun ba lagu maweelinaya dadkaLeJusticier wrote:Dabgaale wrote:Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha![]()
![]()
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!SahanGalbeed wrote:Waxa la mooda inaad 15 jir tahay gebigaabu ba . Ayaa la wasi kara ? ma suldankaa habar awasha ayaad i leedahay wa la xidhaya ? Faqashnimo iyo doqonimo ayaad isku darsanaysaan , meesha waddan ku ma haysaan . Djibouti laba dad/ jinsiyad baa kala dega , Somali iyo Cafar . Sida Isaaqu iska ga daba niic niileeyo iska ga ma daba hadlaan dadkaasi , maxay ku tusaysa taasi ? Inaaney somalidu u bislayn weli wadaniyad . Somaliland waxba ka ma jiraan , intey Somalia dib u dhismayso ayuun ba lagu maweelinaya dadkaLeJusticier wrote:Dabgaale wrote:Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha![]()
![]()
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Adigu ayaad tahay ? Saw reer ka ma soo jeedid ?Meel qabyaaladi ka socoto , haddu qabiilkiisa u hadlo odayga suldanka ah , cidii kaa waydin mayso adiga . Anigu waan ku taagersanahay oo isu qabiil baynu nahay . Haddad suldanka reerkiina ku daba xidhato na , kugu qabsan maayo anigu , adiguna sida si le'eg keyga ha isoo dhaafin ! Somaliland gebigeeduba dad aan qabyaalad mooye , wadaniyad asal ah aan u bislayn baan u arka . Igu qasab weeye anigu inaan u hiiliyo adeerkey , meel la isu wada hiilinayo . Anigu waxaan aaminsanahay in haddi somalida laga waraysto cidii ugu qabyaalad iyo munaafaqad badan reeraha Isaaqa , in habar awashu laga ga horeeyo labada ba . Habar Jeclo na ninki laga dilya waxay ku sheegta in reerkooga oo dhan la soo weeraray , habar yoonis na ninki meel xil u qabta inu reerkooga dhan matalayo , saxib isu a muuqataan e , aniga Somaliland waxba iga ma gelinDabgaale wrote:Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!SahanGalbeed wrote:Waxa la mooda inaad 15 jir tahay gebigaabu ba . Ayaa la wasi kara ? ma suldankaa habar awasha ayaad i leedahay wa la xidhaya ? Faqashnimo iyo doqonimo ayaad isku darsanaysaan , meesha waddan ku ma haysaan . Djibouti laba dad/ jinsiyad baa kala dega , Somali iyo Cafar . Sida Isaaqu iska ga daba niic niileeyo iska ga ma daba hadlaan dadkaasi , maxay ku tusaysa taasi ? Inaaney somalidu u bislayn weli wadaniyad . Somaliland waxba ka ma jiraan , intey Somalia dib u dhismayso ayuun ba lagu maweelinaya dadkaLeJusticier wrote:
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8485
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Yaan u hiishaa?Dabgaale wrote: Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8485
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Idoor reached a new level low. Conference in hotel and preaching qabyaalad and fitnaSahanGalbeed wrote:Adigu ayaad tahay ? Saw reer ka ma soo jeedid ?Meel qabyaaladi ka socoto , haddu qabiilkiisa u hadlo odayga suldanka ah , cidii kaa waydin mayso adiga . Anigu waan ku taagersanahay oo isu qabiil baynu nahay . Haddad suldanka reerkiina ku daba xidhato na , kugu qabsan maayo anigu , adiguna sida si le'eg keyga ha isoo dhaafin ! Somaliland gebigeeduba dad aan qabyaalad mooye , wadaniyad asal ah aan u bislayn baan u arka . Igu qasab weeye anigu inaan u hiiliyo adeerkey , meel la isu wada hiilinayo . Anigu waxaan aaminsanahay in haddi somalida laga waraysto cidii ugu qabyaalad iyo munaafaqad badan reeraha Isaaqa , in habar awashu laga ga horeeyo labada ba . Habar Jeclo na ninki laga dilya waxay ku sheegta in reerkooga oo dhan la soo weeraray , habar yoonis na ninki meel xil u qabta inu reerkooga dhan matalayo , saxib isu a muuqataan e , aniga Somaliland waxba iga ma gelin
adiguna qoti yahaw waadba ku faanay!
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
sahan & dabgaale, both are embarrassments to somaliland just let it go because dabgaale is dissing elders which is forbidden in somalida traditional and sahan is even worst he is a complete self hating sell out making out the national hood to be nothing which is also plain disrespectful many people didnt die in vain for no reason, you trying to make it out to be few people show which it isn't somaliland is bigger than that and waiting for hawiye and darood who are in the worst predicaments makes no damnn sense.




Last edited by JSL3000 on Mon Mar 07, 2016 11:14 am, edited 2 times in total.
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Waxaan la hadlayay SahanGalbeed!LeJusticier wrote:Yaan u hiishaa?Dabgaale wrote: Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
Sahanow!
Abaaro ayaa wadankii ka jira siiba gobolada Galbeed intuu Suldan ku sheegani olole dadka abaaraha loogu gurmado kaagi hadli lahaa meesha ayuu taa la timid!
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
War inadeer waan miyirsanaya e , waad iga gar heshay !
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Ragi waa wayn o xishoon laha ba sidan u hadlaya. Ceebay.LeJusticier wrote:Dabgaale wrote:Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha![]()
![]()
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.

- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Inaayah wrote:Ragi waa wayn o xishoon laha ba sidan u hadlaya. Ceebay.LeJusticier wrote:[
![]()
![]()
Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Somalinet waa xerada dadka waalane la qabso

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.
Let me just drop this here. Keebaa waalan, Keebaa saxsan! Ha biqlayso. Lakiin, I have to agree the traditional elders are keeping SL and it's stability as ransom. Such backward way of doing things to threaten and terrorize the very same entity one claims to have shed blood for, all because of what, xeeb ayaan Hargeisa u rabaa, taako ayuu aduunku isku dilaa he said loool
Ninkan Xildhibaan kii Suldan kiisa runtuu u sheegay meelna wuu kaga soo hadhay!
https://youtu.be/XaqDNJa69MA
Ninkan Xildhibaan kii Suldan kiisa runtuu u sheegay meelna wuu kaga soo hadhay!
https://youtu.be/XaqDNJa69MA
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 568 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 22 Replies
- 1687 Views
-
Last post by mahoka
-
- 7 Replies
- 968 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 21 Replies
- 1766 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 384 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 10 Replies
- 997 Views
-
Last post by AGENT447
-
- 4 Replies
- 802 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 7 Replies
- 1523 Views
-
Last post by Nomand
-
- 30 Replies
- 1898 Views
-
Last post by grandpakhalif
