only you would use false news to back up your claims your a pathetic vile creature have some respect for dead innocent victims even in ramadan your carelessness shows.I'm not talking about myself. I remember that Shacabka Puntland page called them Mujahideen multiple times.Don't you have a relative in Liyuu polis?To some they are Mujahideen.
Also view their site titles.
War Deg Deg ah Ciidanka Liyuu Police 0o Xasuuqay Maleeshiyaad Nabad Did ah Oo Somaliland kasoo jeeda ?http://www.shacabkapuntland.comCiidamada Liyuu booliska ayaa dagaal culus la galay kooxo hubaysan oo xadka itoobiya ka soo galay dhanka xadka Somaliland iyo itoobiya wadaagan ee deegaanka Jaamac Dubad ee degmada gashaamo.
Inta la ogyahay ciidanka Liyuu Bolice waxaa ay maleeshiyaadkaasi ka dilen maleeshiyaad ku dhow ilaa 40 Qof Oo ka soo wada jeeda Somaliland.
Dagaalkan oo ahaa mid aad u qarar waxaa uu dhexmaray koox nabad diid ay dawlada Ismamulka Somalida ugu yeedhay oo heyb ahaan ka soo jeeda beesha isaaq.
Dhanka kale dowlada Ddsi ayaa xidhay guud ahaan xuduudka ay lawadaagto somaliland .