I have always asked why Dhoodaan, one of the most talented poets of last century, always refrenced Cabdi Gorod in his famous poems. Waa kii lahaa:Cabdi Gorod Garaad markuu Gabeyga saaraayay...
And finally I know why; this dude was pure talent. Ma aaanan aqoonin inuu ahaa ninka gabeyga iidoorka kaluunka keenay u tiriy. Bal akhri taariikhda halyaygan:
Cabdi Gorod iyo safarkiisii Berbera, maqaaxidii buu cunto ka dalbaday, Intuu uu noolaana waa markii uhoreysayee uu Maqaaxiba galo.
Dalbashada cunooyinka kala duwan ma uusan aqoone, War cunto ii keen unbuu yidhi , lacagna bixi.
Kaluun baa lasoo hordhigay, Cabdi Gorod dhowr jeer buu eegayoo, suuradiisii buu garan waayey, ninkii Maqaaxida joogay buu u yeedhayoo yidhi, Adeer cunadan aad iisoo hordhigtay bal magaceeda ii sheeg.
Ninkii maqaaxida lahaa wuxuu ku jawaabay “Waa Kaluun la geedeeyay oo cuntooyinka Berbera kuwo loogu jecelyahay ah”.
Cabdi Gorod maba sii sugine, Kobtii gabay ka marshay isagoo ximaariniya ninkii maqaaxida lahaa oo udhashay Isaaq, Habar Awal, Ciise Muuse.
Wuxuu Yidhi inta aan ka hayo ;
Mas la dilay Abeesada malmalan Muluc la geedeeyay
Kolba aniga milix haysoo marshaan Ciise Muusuhuye
Iidoorku maxay mas iyo abeeso waa kaluun nagu dheheen...Aabihiin dhakada kawasa
Here is the complete biography of this great poet!
http://www.marsinonline.com/taariikhda- ... abdi-gorod