Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka isku Magac daray Galgaduud Sare Hareeri Xasan Barre uu isku dhiibay Dowladd gobaleedka Galmudug.
Hareeri Xasan Barre ayaa hadda ku sugan Madaxtooyada Dowladda Galmudug,waxaana uu ka mid yahay Waxgarad ka soo jeeda Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud oo maanta tagay Magaalada Cadaado.
Sargaal ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa noo Xaqiijiyay in Hareeri Xasan Barre uu isku dhiibay Galmudug islamarkaana uu ka Tanaasulay Magacii Fowdada ahaa ee Maamulka uu ka tirsan yahay ay la baxeen.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Hareeri Xasan Barre inuu tago Magaalada Cadaado uu Mas’uul ka yahay Ugaaska Beesha Sadde ee Gobolka Galgaduud Ugaas Taakow.
http://badweyntimes.com/?p=36894
Galgaduud Sare Speaker of Parliament surrenders to Galmudug
-
Geeljire252
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Galgaduud Sare Speaker of Parliament surrenders to Galmudug
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 2854 Views
-
Last post by SiennaEarth
-
- 2 Replies
- 830 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 4 Replies
- 1780 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 38 Replies
- 9668 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 13 Replies
- 1606 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 5 Replies
- 3586 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 756 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 2102 Views
-
Last post by Osob101
-
- 37 Replies
- 3103 Views
-
Last post by sahal80
-
- 5 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Voltage