Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Wasiirka brobagandaha khaatumo ina lagaa dhigo weeyaan 
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Xagee baroobagaanda ku aragtay, dadweynihii iiddooreed baa difaacaya shiikha Boosaaso, cambaareyna qalinduurtii iiddoor sida Aadan Siilow, ee islaamihii dahabka ka furtay, xirsi beenna u qoray.
Haddii diin yari idin hayso, waxba ha calaacalin, haddii culimada Daarood idin soo gaadho. Mahad sheegta, sida dadweynaha Hargeysa, wadaadkana ka faa'idaysta.
Wadaadkii kitaabbale inaan, wan u qalaa weeye
Walaanqihiyo dheyada inuu, walafsadaa weeye
Weylaalis meel wacan inaan, ugu wadhaa weeye
Raximahulaah Al Mujaahid Seyyid Maxamed Cabdille Xassan
Haddii diin yari idin hayso, waxba ha calaacalin, haddii culimada Daarood idin soo gaadho. Mahad sheegta, sida dadweynaha Hargeysa, wadaadkana ka faa'idaysta.
Wadaadkii kitaabbale inaan, wan u qalaa weeye
Walaanqihiyo dheyada inuu, walafsadaa weeye
Weylaalis meel wacan inaan, ugu wadhaa weeye
Raximahulaah Al Mujaahid Seyyid Maxamed Cabdille Xassan
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Dadka Ina ku xumeysid ayaa videoga meesha usoo gelisay. Isaaqu waa dad gob ah sideenoo kale gun maaha.
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Geeljirow, waxbaa kaa si ah. Wadaad bilaash idinku daweeya baan idiin soo dirney, kitaab gaabkii iiddoor ee doolarka laasanayey waakuwaa dadkii ka raystey, miyeynaan gob ahayn haddaan bilaash idinku kaalmeyney, adiguna miyaad mahadna sheegayn sidii iiddooradii kale, mise gunnimadii lagugu xaman jiray baa kugu caddaatey.
Awoogaaba seyyidkaa ka reebay in la gaaleysiiyo, taana miyaad mahadna sheegayn, mise tiro maleh abaalka laydiin galay, waad ku dawakhday.
Eebbow gob baan ahay,guni rifaysa.
Raximahulaah Al Mujaahid Seyyid Maxamed Cabdille Xassan
Awoogaaba seyyidkaa ka reebay in la gaaleysiiyo, taana miyaad mahadna sheegayn, mise tiro maleh abaalka laydiin galay, waad ku dawakhday.
Eebbow gob baan ahay,guni rifaysa.
Raximahulaah Al Mujaahid Seyyid Maxamed Cabdille Xassan
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Bal maxaa ka qaylisiiyey Baantuugan qalinduurka ah ee shiikh isku sheegaya. Ma wuxuu xamili kari waayeey aqoonta iyo karamaada Shiikhii Boosaaso. Waar nacnacda naga jooji, dulli kugu dhacyey.
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Thousands of iiddoor have turned up to receive blessings and cure of Allah at the hand of Shiikh Cabdul Xaq Sheyddaan Ceejiye xafidahullah. Dadkuna way mahadinayaan.
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Aadan Siilow waa tuug, qabyaaladeyste ah oo diinta ku gabanaya, markii xumaantiisa la ogaadey oo laga cararey ayuu afka furtay. . Wadaadkii kale Barbaraawi, markii laga cararey oo la cidleeyey cilaashkiisi ayuu afka furtay. Aadan Sunne waaba wax waalan oo cilmi yar, wax dhagaystaaba iska yar.
Intaasuu ka qaylsiiyey Shiikh Cabdul Xaq Sheyddaan Ceejiye Al Boosaasi xafidahullah.
Waa halkii abid.
Intaasuu ka qaylsiiyey Shiikh Cabdul Xaq Sheyddaan Ceejiye Al Boosaasi xafidahullah.
Waa halkii abid.
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Xaqiirka buka ee reer kintir si fiican bad ugu jawaabtay.TheGrumpyGeeljire wrote: Sat Jun 03, 2017 2:22 pm Dadka Ina ku xumeysid ayaa videoga meesha usoo gelisay. Isaaqu waa dad gob ah sideenoo kale gun maaha.
Re: Hargeysa residents defend a pious Sheikh from Bosaso and condemn their greedy pseudo sheikhs
Weydamal wa mujaahid lol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 371 Views
-
Last post by Sulemaan_dudun
-
- 26 Replies
- 6221 Views
-
Last post by Zakiboy
-
- 10 Replies
- 583 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 0 Replies
- 434 Views
-
Last post by newsbot
-
- 12 Replies
- 1628 Views
-
Last post by Xaraash
-
- 2 Replies
- 823 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 3 Replies
- 29 Views
-
Last post by lali99
-
- 10 Replies
- 1462 Views
-
Last post by juelz
-
- 20 Replies
- 2516 Views
-
Last post by Museyusuf