Somalia oo xoolo (Lo') Gaaraya over 2000 ka dhoofisay dekada Xamar una dhoofisay wadanka Masar. Good news. Intaa oo Lo' ah inay Soomaali leedahay waa ii wax cusub.Ari iyo geel ayaan moodi jiray kaliya xoolaha la dhoofiyo laakiin haddii aan leenahay capacity aan once 2000 ka baddan dhoofino waa horumar weeyn gaaray Somalia. Masar waxay bil waliba Somalia ka iibsaneysaa 4000 Lo iyo ari isugu jira. Good newa.