Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Soomaaliya




Jimco, July, 06, 2018 (HOL) – Baarlamaanka Midowga Yurub oo kulan yeeshay ayaa War uu ka soo saaray xaalada Soomaaliya, waxaa uu ku dalbaday in Soomaaliya laga daayo fara-galinta shisheeye ee lagu hayo.

Qaraarkan ayaa wax-yaabaha ku qornaa waxaa ka mid ah mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee ay Somalia ka istaagtay xiisadda Khaliijka oo lagu sheegay uu dhaliyay in dalalka Imaaraadka iyo Sacuudigu ay joojiyeen lacagtii ay siin jireen Somaaliya iyagoo ku ciqaabaya go’aanka ay qaadatay.

Qaraarkan midowga Yurub ayaa si gaar ah diirada u saaray dhibaatooyinka dowladda Soomaaliya ka heysta sida amaan darrada, arrimaha la xiriira kooxaha argagixisada faqriga, xadgudubyada dhinaca xuquuqda aadanaha iyo waliba fara-galinta dowladdaha shisheeye gaar ahaan kuwa Khaliifja.

Midowga Yurub ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah wadamada Khaliijka in ay sii calwinayaan xaalada siyaasadeed ee markii horeba ka jiray gudaha dalka Soomaaliya.

Midowga Yurub ayaa sheegay in dalalkaa fara-galinta ku haya Soomaaliya ugu horeeyaan Imaaraadka iyo Sacuudiga oo isku dhinac ah iyo waliba dowladda Qatar oo dhinaca kale ah.

Gaar ahaa Baarlamaanka midowga Yurub ayaa ku eedeeyay dowladdaha Imaaaraadka iyo Sacuudiga iyaga oo adeegsanaya dhaqaale xoog leh isku dayayaan in ay Soomaaliya ka weeciyaan go’aankeedii dhax-dhaxaadnimada oo ay ka qaadatay khilaafka Khaliijka.

Waxaa uu ugu baaqay Baarlamaanka midowga Yurub dowladda Imaaraadka ku booriyay inay joojiso falal xasilooni-darro ka abuuri kara Somalia, sidoo kalena ay ixitiraanto madaxbannaanida dhuleed iyo qaranniamada Somalia.

Dhinaca kale kooxaha Argagixisada marka la eego waxaa uu qaraarka midowga Yurub cambaareeyay dhamaanba weerarrada kooxaha argagixiso ee ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya, iyaga oo sheegay in aysan jirin sabab sharci ah oo Soomaaliya uga sii jiri karaan Ururradan.

Laakiin dhinaca kale qaraarkan ayaa ku cambaareeyay dowladda Soomaaliya xadgudubyo lagu sheegay in ay ku hayaan xoriyada hadalka oo ay geysanayaan Laamaha amaanka dowladda, gaar ahaan hay’adda NISA.

Gaar ahaan qaraarka ayaa is dul taagay xariga iyo hanjabaadaha lagula kaco siyaasiyiinta, wariyayasha, iyo waliba ururada bulshada rayidka ah waxaana arrimahan oo dhan ay ku sheegeen in ay yihiin kuwo aan la aqbali karin.

Dowladda ayaa uu danbeyntii loogu baaqay in ay xaiijiso in hay’addaha Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA tahay hay’ad oo amaan ku shaqeysa hab waafaqsan sharciga si loo adkeeyo xoriyada hadalka oo gundhig ah hormarinta bulsho dimuraadi ah oo xoog leh.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by grandpakhalif »

haha great move by farmaajo no eu funding for sl
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Grandpa terror this is about the Emirates not Somaliland
Failmaajo can't do anything against Ilma sheikh zayid. They gonna give money and guns to axmed blackie and cawaro gaas. Failmaajo has no sovereignty
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Fri Jul 06, 2018 3:14 pm Grandpa terror this is about the Emirates not Somaliland
Failmaajo can't do anything against Ilma sheikh zayid. They gonna give money and guns to axmed blackie and cawaro gaas. Failmaajo has no sovereignty

Some inferior guy, look how scared he is of the UAE loooooooooooool

War UAE anaga wasna, Qaldaanka tahay Muuse bixi ka wasse
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Kismayo maxaad wasi adigu kikiyu and ugandhees ku wasa. Ilma sheikh zayid are our allies. Why would be scared. Failmaajo is powerless cunt
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by original dervish »

Khalid.......c'mon man.......you know the white man is 10x higher than the shitty Arabs. :)
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Sat Jul 07, 2018 10:10 am Kismayo maxaad wasi adigu kikiyu and ugandhees ku wasa. Ilma sheikh zayid are our allies. Why would be scared. Failmaajo is powerless cunt
Hooyada wassee ugandeeska iyo kikuyu are on my payroll. I give them orders and they work under the TFG, soon replaced by the SNA You love to hate. We shut on these hairy Arabs b
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Sat Jul 07, 2018 10:10 am Kismayo maxaad wasi adigu kikiyu and ugandhees ku wasa. Ilma sheikh zayid are our allies. Why would be scared. Failmaajo is powerless cunt
Hooyada wassee ugandeeska iyo kikuyu are on my payroll. I give them orders and they work under the TFG, soon replaced by the SNA You love to hate. We shit on these hairy Arabs b
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Kismayo your an ignoble boni Hunter marexaarr. Who is a guest in xamar slaanta xun eeh failmaajo eeh kirishka madow. Ayuu ku jooga magaalada.. ugandhees Burundi and kikiyu and Ethiopia protect your hopeless failmajo midgaan president. Soon Hawiye will cleanse the darood Ebola virus from xamar wey dhowdahay
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Sat Jul 07, 2018 11:26 am Kismayo your an ignoble boni Hunter marexaarr. Who is a guest in xamar slaanta xun eeh failmaajo eeh kirishka madow. Ayuu ku jooga magaalada.. ugandhees Burundi and kikiyu and Ethiopia protect your hopeless failmajo midgaan president. Soon Hawiye will cleanse the darood Ebola virus from xamar wey dhowdahay
Khaniis Ali

You are a dispicable Dhabodilif for any one that hates Somalis, you dishonorable Somalidiid ilka cas. You are a the lowest of low Scum of the Earth. “Ilmo zayid” baa fuutada ka waasa khaniisyahow khaniiska dhalay.

It’s public knowledge that you are scum and dishonorable.

“Watch when Ilmo Zayid find out” ass nigga, unrecognised by Ilmo Zayid ass motherfuckerr
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Adiga your midgaan marexaan boon clan yaa wassa. Failmaajo afka iyo futtadaba ugandhees baa kawassa. Failmaajo carabta Qatar buu qoodhaha u jaqa. Beledxawona kikiyu ku wasa reerkina. Adigu badhi huuraale meel ku sheeg. The biggest dabodhilif clan is your Ignoble boon clan who even betrayed their own qalbi dhagax. Darood ibn jabarti are ibn khanzeer
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Sat Jul 07, 2018 12:30 pm Adiga your midgaan marexaan boon clan yaa wassa. Failmaajo afka iyo futtadaba ugandhees baa kawassa. Failmaajo carabta Qatar buu qoodhaha u jaqa. Beledxawona kikiyu ku wasa reerkina. Adigu badhi huuraale meel ku sheeg. The biggest dabodhilif clan is your Ignoble boon clan who even betrayed their own qalbi dhagax. Darood ibn jabarti are ibn khanzeer
I told you “ Farmaajo Marexaan Farmaajo Mareexan” waligaba ka calaacal Hooyada wassee :russ: maangab laangab dhalay aad awalba aheyd

Farmaajo is the man bro look at how you are obsessed with him. You hardly hear you fake presidents name being mentioned, because he is not doing anything.

Farmaajos name is ringing big bells here, you can not get his name out of your mouth Farmaajo Farmaajo Farmaajo :russ:

Marexaan marexaan marexaan :russ: kumaad ahayd khaniisyahoow laangaabka ah what are you ? Who are you No one gives a fuckk about cidda aad tahay. Laakiin Mareexan is on your lips and mind 24 hrs sidaas alaa rabaa :russ:
PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3235
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by PrinceNugaalHawd »

Mashalaah that’s international recognition.

Farmaajo Madaxweynaha Qaranka Somaliyeed.

Candho muuse oromo Xarshin yaan Ogadeen kugu kufsane aafka Xiiro Midgaanyahay!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Khalid Ali »

Qurjiile filth when are you coward qurjile gonna fight
We took tukaraq from you. Where is your kastuumo.
Waliga baa Caytan you are my slave waliga ba u niki midgaanka marexaan eeh hogoga ugaandheeska kasootoosa. Qurjille wabila damiir iyo niks nassab.
Muse biixi owns your entire clan you answer to him
User avatar
Kismaayo21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2351
Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
Location: Jaziiiraaa beachh

Re: Failmaajo the amisom puppet cried to the EU about the Emirates

Post by Kismaayo21 »

Khalid Ali wrote: Sat Jul 07, 2018 3:03 pm Qurjiile filth when are you coward qurjile gonna fight
We took tukaraq from you. Where is your kastuumo.
Waliga baa Caytan you are my slave waliga ba u niki midgaanka marexaan eeh hogoga ugaandheeska kasootoosa. Qurjille wabila damiir iyo niks nassab.
Muse biixi owns your entire clan you answer to him
Khaniis Ali

Don’t talk about fighting and wars etc. the last slap you received made you say “ I am not Somali”

You forgot your nationality due to brain hemorrhage. Your still calaacalin till this day to the international community about the karbash raggi ku gunney wey noolyihiin all over the world. Waxna Kama qadi kartiid. Your a victim do not act like a aggressor
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”