Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Hiiraan Online
Home
Wararka Manta
Jobs
Wararkii ugu dambeeyey dagaal laba beelood ku dhex-maray koonfurta degmada Laascaanood
Isniin, October, 22, 2018 (HOL) -Dagaalkan oo soo bilaabmay saaka hiirtii ayaa weli la sheegayaa in uu degaano kaladuwan ku faafay iyadoo aanay jirin wax dadaal nabadeed ah oo dagaalkan lagu joojinayo.
Ilaa hada ma jiraan cid si dhab ah u sheegi karta khasaaraha dhabta ah, waxaase isbitaalada Laascaanood la soo gaadhsiiyey 21 qof sida uu Gudoomiyaha degmada Laas-caanood C/casiis Xuseen uu HOL u sheegay.
Gudoomiyuhu waxa uu dagaalkan ku timaamay mid nasiib dark ah, in aanay jirin cid haatan ku hawlan in ay xabada joojiyaan.
Qaar ka mid ah waxgaradka degmada Laascaanood oo aan la xidhiidhnay ayaa sheegay in waqtiga sidan oo kale ah ay ciidan ka awood badan oo keliya ay tahay waxa xabada joojin kara.
Illaa hada lama sheegi karo qasaaraha dhabta ah ee naf iyo maalba iyadoo weli uu dagaalku soconayo wixii ka soo kordhana dib ayaan idinkala wadaagi doonaa.
Seynab Cabdi Warsame

Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
And where is the government ?? it seems even walaweyn media is ahead of SL government in its back door.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Dowladi waxa mashquuliye fasal cali warabe
Whole hargeysa is taking about faisal ba ina biixi cayey
Whole hargeysa is taking about faisal ba ina biixi cayey
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
faisal have been orally defecating for the last 20 years , ma wax kale oo qaadka ay ku cunaan bay waayeen reer fadhi munaafaq.
- DalJecel60
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1761
- Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Islaanka Cumar Maxamuud already led a delegation there
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Why are they fighting?
Not looking good for Bihi who locked himself inside that house in Hargeisa.
True leaders mingle and go see things for themselves.
I bet Gaas will seize the opportunity like eastern Sanaag.
Not looking good for Bihi who locked himself inside that house in Hargeisa.
True leaders mingle and go see things for themselves.
I bet Gaas will seize the opportunity like eastern Sanaag.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Unfortunately this is a regular occurrence all over Somalia.
In the tribal areas there is no independent police......just reer badiye with guns....a sure recipe for conflict.
In the tribal areas there is no independent police......just reer badiye with guns....a sure recipe for conflict.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Its a bahararsame reer cali naleye clan vs qayaad baha nugaaleed xamid ugaas. Where is garaad jamac garaad cali . And cali maraykan to solve this matter .
- Sharmarke91
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1511
- Joined: Wed Jun 17, 2015 8:20 am
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Mohamed Garad (Bahrarsame), Farah Garad, Shirshoore vs Khayr Abdi (Qayaad), Abdi Garad, Shirshoore.Khalid Ali wrote: Mon Oct 22, 2018 1:43 pm Its a bahararsame reer cali naleye clan vs qayaad baha nugaaleed xamid ugaas. Where is garaad jamac garaad cali . And cali maraykan to solve this matter .
Alle ha kala qabto!
-
SuldaanMaplesyrup
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Mar 13, 2016 10:32 am
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
https://www.bbc.com/somali/war-45942126

This is unprecedented, even for Koonfuur standards
40 dead and 80+ injured in one dayGuddoomiyaha oo la hadlayay weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige ayaa sheegay in dad ka badan 40 qof ay ku dhinteen dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Dhumay, halka dad ka badan 80 qofna ay ku dhaawacmeen.
This is unprecedented, even for Koonfuur standards

- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Somalidu wa iska jahilin. Two siblings murdering each others.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
What do you expect when there is no police force.....just reer badiye with AKs.
AUN.....pointless deaths in reoccurring cycles of violence.
AUN.....pointless deaths in reoccurring cycles of violence.

- Ben Dover
- SomaliNet Super

- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Qurjiile outdid Biciide and Sacad Yoonis 

Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
The situation makes Somaliland look very bad a country in seach for international regonization with stability being its one of main arguments has it's citizens kill them self by the hundreds for tribal reasons
where the hell is the Somaliland army police ?
where the hell is the Somaliland army police ?
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Qurjiiles are killing each other south of laascaanood
Dadku ma xoolaa maxay isku dilayaanSharmarke91 wrote: Mon Oct 22, 2018 2:35 pmMohamed Garad (Bahrarsame), Farah Garad, Shirshoore vs Khayr Abdi (Qayaad), Abdi Garad, Shirshoore.Khalid Ali wrote: Mon Oct 22, 2018 1:43 pm Its a bahararsame reer cali naleye clan vs qayaad baha nugaaleed xamid ugaas. Where is garaad jamac garaad cali . And cali maraykan to solve this matter .
Alle ha kala qabto!
.waxgaradka iyo cuqaasha dhulbahantaha kale waa inay arintan galaan oo dadka kala qabtaan.siyaasiyiinta iyo munaafiqiinta halaga ilaaliyo inay arintan galaan si dabka ugusii shidin.-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1468 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 5 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Copy.&.Paste
-
- 60 Replies
- 4098 Views
-
Last post by Cisse Westlake
-
- 1 Replies
- 603 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 446 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 38 Replies
- 4588 Views
-
Last post by Voltage
-
- 5 Replies
- 633 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 3 Replies
- 679 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 2 Replies
- 383 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 19 Replies
- 1824 Views
-
Last post by original dervish