Moderator: Moderators
Puntland waligeed dagaal qaaday mayso waxay uu qaadaysa difaaca Garoowe kaliya ,, majeerteen marna ogala in wiil majeerteen ah cidla kaga dhintoSxb, ma uumalaynayo ineey rag ugaadhyahaanka ku jiraan ciidamada Carre laakin waa lagayaaba ineey koox yar meesha ku dhex meereysanayaan. Ugaadhyahaan soldiers make up the bulk of Puntland regular troops anyway so their isn’t a need for them to join Caares movement.
Lol, iminkan ugaadhyankii guuray 2007kii badankood weey ku soo laabten magaalada Lascaanod aya- kaa na uu badan magaalada.
Kornayl kaliil Sxb ugaadhyahanku haddu meesha tala ku hayan way ka faaiidaysan karan jabhada Gen : Caare ,, Siyaasad ahaan Gen : Caare isbedel iyo kacdoon buu wada ,, ciidamo badan baa ku biiraya jabhada Caare maalin kasta ,, ugu yaraan ugaadhyahan haku daro wiilal loo tabbaro ilaa 1000 wiil khibrad iyo aqoon military way ka heli doonaan .Ugaadhyahan badan baa ku biiray jabhada caare hogaaminayo.taleex,xudun iyo sanaag rag badan baa ka baxay.
Yusuf, you are talking about salary, waar these midgaans could not even afford to buy qaat for their 100 men militia1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
Abti ma tihiid nin ciidamada kasoo shaqeeyay , khibradna uma lihiid ,1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the . telecommunication system
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
Maxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Khiyaali waxaa ku nool ka yidhi Laas Caanood waxaa la "xoreyn" doona 2019 gudeheedMaxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
Yusuf is not about strength or wealth it just a matter of how people want to liberate themselves. Smaller liberation forces have succeeded against and destroyed stronger and more wealtheir armies. For instance, Somalia once the strongest military in africa was brought down by a ragtag militia because people came together to bring it down. And just look at the recent arab spring and how many dictators with access to so much wealth have been overthrown.1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
This is the point, if the people are not suffering in the hands of the government forces you can't push them to fight for nothing. They would rather criticisice the administration from their marfish the same way we diaspora loosers do from our comfort in Europe .Yusuf is not about strength or wealth it just a matter of how people want to liberate themselves. Smaller liberation forces have succeeded against and destroyed stronger and more wealtheir armies. For instance, Somalia once the strongest military in africa was brought down by a ragtag militia because people came together to bring it down. And just look at the recent arab spring and how many dictators with access to so much wealth have been overthrown.1 bullet= 1 dollar . If you think war is cheap. Every 5 bullets you fire costs rubuc qaada. Only a well organized government army can sustain to wage
conversational wars. No qabiil can defeat Somaliland army because. They are More organized , they get paid and have access to everything you don't have , ammunition, free medical care, roads, thousands of transportation vehicles , they even control the telecommunication system .
if nuux taani sends one call to telesom , somtel or golis they would shut down the whole system including mobile money transfers. They can buy your whole clan to fight for them instead of against them . Somaliland is Rich enough to feed 100 thousand soldiers plus their daily khat , who on Earth can stand against this kind of high on khat and massive army. Remember galaydh failed to pay only 100 soldiers. Walaahi he begged all dhuloos to cover the salary of 100 men and they failed to cover that little amount. Runtu raga ma disho ee way ka nixisa. Tamar taada qiimee marka hore intaanad isku furin mashruuc aanad ka bixi Karin.
The current problem with Dhulos is not because they can't liberate themselves due to lack of funds but is just simply due to division among sub clans. And additionally under Somaliland the people are not subjected to sever persecution or maltreatment and they receive relative good development, hence they are not so eager to wage war against Somaliland now.
Horta Jamaacoow, ninka uu taliiya ciidamada deegaanka Buhoodle magaciis.Maxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
Maya ina adeer cali geri baan ahay ,, mid kale meesha buuhoodle waa meel odayaal reer miyi ah ka taliyo iyo kuwa qurabaha ku nool oo hanti haysta aan masaakiinta u naxayn , ma ogola in maamul loo samayo magaalda oo sii casri ah iyo nidaam loo dhiso ,, police maleh , waxaad arkaysaa kuwa qori sitaah oo mgaalada dhex maraya ,, hal laamii baan ku ogaa 1000 mtr ah kaliya ,,Horta Jamaacoow, ninka uu taliiya ciidamada deegaanka Buhoodle magaciis.Maxaa walaashay iyo kornayl kaliil walaashii meesha keenay ?In 2020 walaasha iyo Kalil walaashii dhalfada khaalid isku qabsadan baan ka baqaya intad caare inuu idin xoreeyo ka sugaysan. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Anigu dhaqan uma lihii inaan nin caayo keyboard dabadii ,, waa sheeko ciyaal waxaad wadaa , way iska cadahay inaad waligaa dagaal iyo raggaba is arag , caruurtii burco ee ciyaal Suuq baad aheed . Meeshad ka timi ku noqo meeshan dadka khiyaaliga ku nool looma bahana
Kan ookiyaalaha xiidhan ee dheer baan ka hadlayaa. Ma reer Hagar baa mise qolyo kale? Adhiguuna Reer hagar soow maatihid?
Buhoodle, weey koreeysa laakiin magalaada maamul la'aan iyo bila nadhaam ba ka muuqdo ruunti. Local Council Puntland maad ku birtaan sidaad caanshuur iyo Town planning aad uugu faa'iideysataan. Boqolkii iyo Boqol Buhoodle ayaa ka stratiiji fiican Lascaanood. Buuro na maleh, markaa dhinac weliiba magaalada weey uu koori kartaa. Siiba xaafada suweeto.
Laamiiga weeyn nah hagaajiya inadeerayaal. see weeye
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests