Inta farta loogu yeedhay ayaa sidan loola hadley kadib markuu su'aalay PM Abiye Ahmed:
Farmaajo: Dr. Abiye, sxb Somaliland miyaad aqoonsan rabtaa?
Abiy Ahmed: Niyoow, Somaliland iyada iska ilow!!!
Farmaajo: Haye Mudane! Laakiin hal aan kaa codsanaa.
Abiye Ahmed: Ku dhakhso!
Farmaajo: Mudane, Kenyaata igala hadal oo u sheeg inuusan xeebahanaga igu bahdilin!
Abiye Ahmed: Waar hee dheh! Kenya xaal sii dacwadiina Maxkamadda kala soo noqo baddiina ka tanaasul hadii kale Kenya Somaliland ayey aqoonsanaysa.
Farmaajo: Madaxweynaha Geeska Afrikoow, walee taas ma yeelaaayo ee Kenyaata iigee aan xaal xaal siiyee!