True - even the Dhulos diaspora try to avoid going there unless they have urgent business.Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
Moderator: Moderators

That’s where the Dhulbahante diaspora come into play. They are supposed to visit LA but I think most people have family there or houses so they don’t need a hotel to stay. I hope that this is the case.Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
I usually grill those diaspora folks who waste around in Hargeisa and some Borama( apaparently that’s the new trend) when I ever I get hold of them. They love to be guests Nacala ku yaasha.True - even the Dhulos diaspora try to avoid going there unless they have urgent business.Hamdi hotel has been boarded up for years.
Unfortunately hotels need customers to survive and nobody wants to visit LA....Sad but true.
xafaad niman cali geri ah aya dhisanya, anigu wan tagay ayan aanu riig u qodanay waxayno sheegen inu guri 5 qolka ah uu yahay $40,000 laakin kuwa 4 qol ahna way dhisayan in kastoon qiimaha waydiin.Xaafad Cusub New Laascaanood ayaan webka kalshaale.ca ku arkay 3 bilood kahor
Waa imisa qiimaha guryaha New Laascaanood ?
Halka guri 25-kun oo dollar ma ka badan yahay ?
Bah ararsame wax eey ka yihiin magalaada ayaaba iska yar sxb. Geeljireyaasha Jaaamac siyaad dhulkoodi eey geela ku dhaaqan jireen ayaa la magaaleeyey markaa ayaaka xag weey uu leeyihiin si hadhaa loo eego. Laakin hadaad dhul iibsatid badhanaa weey yartaahay inaa laguugu qabsaado.40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?
Agreed. The SL admin is short term, it will fall apart on its own. We shouldn’t destroy the little progress LA has made so soon.The city will never prosper under these current mf.
For the city to progress two things need to happen.
1)s/l and their proxies must be destroyed.
2)An all inclusive LA municipality must be created with a LA chamber of commerce.
Walal shacabka magalada ku nooli ma hawaystan inay guri iibsadana, mid dhif ah oo Alla wax siyay mooye. Guriyaha laascaanood ku yaala mala 90% waxa dhistay qurba joogo - yagana xata way ku adagtay inay iibsada guri ama dhul waayo qiimaha dhismaha iyi dhulka toona macquul maha.40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?
Sharmarke ina adeer Aad baad u mahadsantahay warbixinta qiimaha lehWalal shacabka magalada ku nooli ma hawaystan inay guri iibsadana, mid dhif ah oo Alla wax siyay mooye. Guriyaha laascaanood ku yaala mala 90% waxa dhistay qurba joogo - yagana xata way ku adagtay inay iibsada guri ama dhul waayo qiimaha dhismaha iyi dhulka toona macquul maha.40-kun kkkkkkkk miyaa la waashay
27 baan gurbaha joogay waxaan lacaq cash ah maanta gacanta ku hayaa 38-kun oo dollar kaliya
Ina adeer shacabka ku nool magaalada sida bay uu iibsan karan guro ?
Waliba waxaan maqlay reero mooryaan ah oo kasoo jeeda Jaamac Siyaad iyo Bahrarsame baa xoog ku qabsaday dhulka banaanka ahaan jiray waxii ka danbayey 2007kii oo warqo cadayn ah been ah ku samaysta magaca maamulka hargeysa !
Maxaa ka jira warka ?
$38,000 waa lacag fiican indr way kuu dhisi karta guri baloodh (5 qol) ah oo xata dhulku ki jiro - waa hadi aad dhulku yahay dhinacaya magaalada (outskirts) ood ila $5,000 ku hesho. Dhismaha guriga wuxu kugu gaadhaya ugu badnan $35,00
Guriga naska (3 qol) dhismihiasa waxa kaga baxaya $18,000 markad marmar dhigto daaqado dhalo ahna aad geliso.
Guriga ah 4 oo baloodh wax dhiman ah waxa kuu dhisasa $25,000 asago marmar iyo daqado dhalo ahba leh.
Dhulka qiimihisu waxa uu ku xidhanyahay hadaba sida uu suuqa ugu dhowyahay - dhulka magalada bartankiisa ah waxa laha kala siista $100,000 iyo dherad, dhulka xafada ahna waxa lagu hela $12,000 ( baloodhka 15M by 15M), laakin outskirts magalada kuyala oo ay dee magaladuna hada soo gaadhay oo la dhisto waxa lagu helay ilaa $5,000.
Marka adigu waxad rabto ayay ku xidhantahay ee laakin waxan kugu la talin laha dhulkaas outskirts ka ku yaala iibso, taas kuu fudude guri 4 qol ahna ka dhiso (wa hadad rabte) qarashku kaga badan maayo $30,000.
Magalada hareraheda oo dhan wa lagu habsaday indr marka wixi dhulki cusub ee la qabsaday ahba wa inad iska hubisa wayo warqado been abuur ah ayay kuu keeni karan. Magalada wax ka shaqeya labo sharci mid qof kasta iska samaysan karo oo nootaayo laga samaysto iyo mid dawlada hoose loo tago oo laga diwangashado dhulka - marka taas hore ee nootayada ah waliga iska ilaali oo qof notaayo wata wax lagama iibsado hadadan hubim inu yahay qof aamin ah oo asagu dhulka leh.
Mida kle hadad dhul rabto ana kaa iibinaye ila soo xidhiidh dhul 13×15 meter ah ban ku ahayaye oo waliba ku yaala xafada ay reerihina cali gerigu wayadan dambe soo dageene kkk.
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests