Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sharafi dhimatay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Sharafi dhimatay

Postby DayrBare » Sun Mar 17, 2019 2:09 am

Just so you know, I don't hold back and I always speak what is on my mind.

Waar ilma adeerayaal ninmankii HY maxaa kudhacay, caawa waxaan dhagaystay naag iyo nin intay halkaa soofadhiisteen kucabaadaya farmaajoy isaaq manihin ee nasoogaadh, sowtan reerkii sharaftii laga qaaday. Maxaa loolaayahay dad sharafdhacan kadhiidhiya ay afartan meelahan kaqaylyayaa wadaan.

Waar intiina damqanaysaay ordoo idinku online soofadhiistoo magaca reerka ee labahdilay kadagaalama. Heer inaad isaaqba manihin layidhaa ayaa lamarayaaye.

Adeer cadawgii ayaad idinkiyo anagaba noojabiseen sidan waxkabadala.
:o :o :o

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Sharafi dhimatay

Postby Timiro1999 » Sun Mar 17, 2019 2:32 am

Cadaw aan jeegaan ahayba ma lihi sidaa ula soco, isaaq nimadii waxay noqotay mid dano gaar ah lagu fushado, isaaqnimo xin iyo xasad ku dhisan anigaa iska diidey.
Isaaqnimo cadawgeena badan iyo nac-nac waa laysla dhaafay.
Reer waliba danihiisa ayuu ku foofayaa laysu joojin maayo.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Sharafi dhimatay

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Mar 17, 2019 6:58 am

Cadaw aan jeegaan ahayba ma lihi sidaa ula soco, isaaq nimadii waxay noqotay mid dano gaar ah lagu fushado, isaaqnimo xin iyo xasad ku dhisan anigaa iska diidey.
Isaaqnimo cadawgeena badan iyo nac-nac waa laysla dhaafay.
Reer waliba danihiisa ayuu ku foofayaa laysu joojin maayo.
Ninkan iska hadalaya ,, sheekadeesa ma run baad moodaysa ?
Habar yoonis badan oo diidan maamulka somaliland oo Aaminsan federlaaka way jirtaa laakin habar yoonis leh reer sheekh isaxaaq ma nihiin xagee baa taariikhda lagu arkay lolz
Haddu sheegayo hadalkii Gen : Caare (( wax la yidhaado isaaq ma jiro )) waxuu uu jeeda Siyaasad ahaan maamul la yidhaado isaaq ma jiro waana runtii
Sido kale siyaasad ahaan maamul la yidhaado harti ma jiro , puntland waa maamul uu gaar kana shaqeeya danaha reerka Maxamuud Saleebaan ee majeerteen

( Xaqiiqdo ) dadkan uu sheegayo waxay diidan yihiin maamulka Somalinad ee intuu sheekada badalay buu ka dhigay isaaq ma nihiin

User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5367
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Sharafi dhimatay

Postby skywalker25 » Sun Mar 17, 2019 8:34 am

Cadaw aan jeegaan ahayba ma lihi sidaa ula soco, isaaq nimadii waxay noqotay mid dano gaar ah lagu fushado, isaaqnimo xin iyo xasad ku dhisan anigaa iska diidey.
Isaaqnimo cadawgeena badan iyo nac-nac waa laysla dhaafay.
Reer waliba danihiisa ayuu ku foofayaa laysu joojin maayo.
Uraysoy,

Ha u boodin Hy nimo cuqdaad ba ku gubayso. Your tribe has been the property of another for 100’s of years. Be it Cidagalle or Sacad Muse today. Everybody knows, during the Habar wars you sided with Egal against your own HY. Today you want war to break out in the east again, while you shelter in the cool air of Hargeisa. Why don’t YOU/ISXAAQ pick up a stone and throw it in anger at your so called Jeeganta neighbours. Instead you want fire to engulf the east, cousin killing cousin, uncle and nephew. We see you sick twisted witch. Go burn your own home..

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Sharafi dhimatay

Postby X.Playa » Sun Mar 17, 2019 9:12 am

Who Kaliil and Timiro? Did they go public lol

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Sharafi dhimatay

Postby theyuusuf143 » Sun Mar 17, 2019 9:14 am

Waar Hy maaha , ee waa Reer qar iska tuur , waxaa qaylinaya oo dhan hadaad xisaabiso 100 ma dhama. Hadana waxay afduubteen masiirka kumaankun qof. HY waxay u baahantahay dad dhiig leh oo dadkan khadka ka saara. Ilaahay HY hogaan xumuu ku salliday , inta ugu liidata baa tujisa . Can you believe duur oo fariid ahna wuu fadhiya cirrona waa hogaamiye. Suldan kooda caqliga badan waxa ka dheereya ka cuqdada faafiya . Ilaahay yaab buu kuu keenaya nasiib darrada reerkaa ku dhacday , reer qar iska tuur xitaa caqli maleh. Sagaal kun oo cadaw bay samaysteen. HJ oo qudhaanjo ah, huunada, Dir. Waar macaal oromadi bay indha la,aan la collooben. 80 malyuun oo qof vs iyaga .

Xagaa loo socdaa ?????????

cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Sharafi dhimatay

Postby cheifaqilbari » Mon Mar 18, 2019 1:33 am

Compared to ciyaal kulmiyesan Garxajis wa dad ilbax. ninkasta dantesa wata wayo ma aha isku siyasad ka jooga hawdkaEthiopia amaba ka jooga Somaliland, amba ka jooga Somalia. Ninkasta tuusu La jaanqada taas ba dhebeysa ciyaal lagu so korieyey aan GX iska cilino. Allah naga degay beesha uga badhaaan Somaliland amba ka xnaaq a amba ku farxaha oo ku faana. Siyasad mesha ka socota. inta kadib dee Dorashada wa badesen ciyal kulmiye laakin mala anaga badiney y the moral victory wayo habn iyo malin Gx ba inga qaliyeye. Yusf adiga aniga kuso korieyey ilma HY ba no ahey ee iska hdl kkk adiga waxba kma qorno. Anig wadani van ahye laakin muse 5 sano isga iska ee ha Lo dayo ban amisanyahe siyasada wey is badasha hadu alla nogu talagaydy korsiga wu iman had kle dhib male tusxab ban qanadeyna oo sufiydi an aan ahan taqrida ahaan ku noqoneya. Cala kule xaal aan nabada iyo walaltimada ialaeno wayo nabad lagu kora. Markasta Somaliland nabada iyo sharafda ummada keenetey, siyaseentu wa kuwa isku dirka iyo musuqmasuqa wada tasni wa dantoda. Marka hada labo HY arkteed oo konfur ka hadaeysa aragted adeer wasir maliyada ee konfur wa HJ ka ugu saarey ee aqalka sare wa sacadmuse dowlad silanyo dhamaantod xamar bey fadheyaan cid GX interest siyso ama ka hadasha ma jirto. Hagee lo socda, in Somaliland La badiyo oo dadki aqliga laha ee xukunka qabtatan wayo ruunti more than 80 percent of dadkena manta wey leetan siyasad cusub wan ubanhye oo wajib cusub dalkan iyo ummada hogamiyoe

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Sharafi dhimatay

Postby theyuusuf143 » Mon Mar 18, 2019 7:00 am

Maanta maalin aad ka farxuntahay maan arag, ma heat kaa ku gaadhay, kkkkk indr anagu wanaagiina uunbanu rabna ee iska qabta midhadh ka magaca idinka xumaynaya. Kursigan cid loo diiday ma jirto xitaa Gadabuursi baa horteena ka qaatay. Macaal kulmiya andhi garxajisa Soo wada imika, waxani waa iska game.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Sharafi dhimatay

Postby Timiro1999 » Mon Mar 18, 2019 10:31 am

Cadaw aan jeegaan ahayba ma lihi sidaa ula soco, isaaq nimadii waxay noqotay mid dano gaar ah lagu fushado, isaaqnimo xin iyo xasad ku dhisan anigaa iska diidey.
Isaaqnimo cadawgeena badan iyo nac-nac waa laysla dhaafay.
Reer waliba danihiisa ayuu ku foofayaa laysu joojin maayo.
Uraysoy,

Ha u boodin Hy nimo cuqdaad ba ku gubayso. Your tribe has been the property of another for 100’s of years. Be it Cidagalle or Sacad Muse today. Everybody knows, during the Habar wars you sided with Egal against your own HY. Today you want war to break out in the east again, while you shelter in the cool air of Hargeisa. Why don’t YOU/ISXAAQ pick up a stone and throw it in anger at your so called Jeeganta neighbours. Instead you want fire to engulf the east, cousin killing cousin, uncle and nephew. We see you sick twisted witch. Go burn your own home..

Waakaas kii baradhada iyo kaluunka ahaa soo ciyey, marka qofku uu taariikhda ku baryo snet keliya waa sidan oo kale.
General duufle bal waxaad sheegtaa meesha reeekeygu ku yihiin "property" ga reeraha kale adeer CG waa reer tolkey reer abtigey aduunka aan ugu jecelahay magaaladana waanu wada deganaa.
Markaa nacas nimada magaalada kala seexo hayska hadaaqine

Badlay
Posts: 92
Joined: Tue Mar 12, 2019 12:23 pm

Re: Sharafi dhimatay

Postby Badlay » Mon Mar 18, 2019 11:06 am

Isaxaaq are comparable to my NI cousins when it comes to dagaal.Only reer Hargeisa that are capable of fighting like men wa abtiyashay CG.

User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5367
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Sharafi dhimatay

Postby skywalker25 » Mon Mar 18, 2019 2:08 pm

Cadaw aan jeegaan ahayba ma lihi sidaa ula soco, isaaq nimadii waxay noqotay mid dano gaar ah lagu fushado, isaaqnimo xin iyo xasad ku dhisan anigaa iska diidey.
Isaaqnimo cadawgeena badan iyo nac-nac waa laysla dhaafay.
Reer waliba danihiisa ayuu ku foofayaa laysu joojin maayo.
Uraysoy,

Ha u boodin Hy nimo cuqdaad ba ku gubayso. Your tribe has been the property of another for 100’s of years. Be it Cidagalle or Sacad Muse today. Everybody knows, during the Habar wars you sided with Egal against your own HY. Today you want war to break out in the east again, while you shelter in the cool air of Hargeisa. Why don’t YOU/ISXAAQ pick up a stone and throw it in anger at your so called Jeeganta neighbours. Instead you want fire to engulf the east, cousin killing cousin, uncle and nephew. We see you sick twisted witch. Go burn your own home..

Waakaas kii baradhada iyo kaluunka ahaa soo ciyey, marka qofku uu taariikhda ku baryo snet keliya waa sidan oo kale.
General duufle bal waxaad sheegtaa meesha reeekeygu ku yihiin "property" ga reeraha kale adeer CG waa reer tolkey reer abtigey aduunka aan ugu jecelahay magaaladana waanu wada deganaa.
Markaa nacas nimada magaalada kala seexo hayska hadaaqine

Uraysoy,

Don’t talk sh!t on a forum aiming to encourage war in the east. Get your sissy men in Hargeisa to start the bloody revolution. Go start the war with your jeeganta neighbours.

I don’t understand how you want war in Cerigabo/Celagwyne/Burco, whilst you men and women are being passed around like astray in Hargeisa. Isxaaq are nothing a nobody. It just so happens the two most retarded indivisible on this forum are Isxaaq. Empty barrel makes the most noise.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Sharafi dhimatay

Postby theyuusuf143 » Mon Mar 18, 2019 4:44 pm

Lool Urayso.

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Sharafi dhimatay

Postby DayrBare » Mon Mar 18, 2019 8:57 pm

hablaha yaan lala tirsan, Timiro hala iskadhaafo. Caydan iyo waxani waysii fogaynayaane hala soodhoweeyo.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Sharafi dhimatay

Postby X.Playa » Mon Mar 18, 2019 9:07 pm

HY suus baa galay, qaar fara badan baa reerkan ku dhex dhuumanayaa ayagoo raba in SL Lagu kala yaaco. See waanu iska qaban waanaanu buufin njirta

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Sharafi dhimatay

Postby DayrBare » Mon Mar 18, 2019 9:35 pm

HY suus baa galay, qaar fara badan baa reerkan ku dhex dhuumanayaa ayagoo raba in SL Lagu kala yaaco. See waanu iska qaban waanaanu buufin njirta

Reerka doqonkaa kubatay. bal imika kan xoolaha eeg.

Waa in lahelaa qaar iyaguna meelahaa kaqaylya oo buriya kuwan qaaqlayaasha ah ee reerkii sharafta kaqaaday.
ciidagaluhuna waa inay kabidaarta leh ee ingiriiska jooga iskaqabtaan

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 23 guests