Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Timiro1999 » Sun Apr 14, 2019 6:48 am

Qofku marka dhawr wax isu raacan waxa waajib ah in dadka meel lagaga xidho.
Waxa ka mid ah waxyaalahas
Iimaan la'aan
Damaaci nimo
Isla weynaynaan
Doqoniimo
Gaajo ka yaabnimo
Macangagnimo (gar-ma-qaate)
Intaas oo dhami waxay ku soo aroortay Muuse shaani




Bal eega odaygan gaboobey ee uu u xoog sheegtay, tolow reer xooshkii mayee maxay odayga uga qaban waayen Muuse shaani.
Markaas oo kale nafta iyo dhiigu waa kaa xaaran.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby theyuusuf143 » Sun Apr 14, 2019 9:19 am

Haday reer xooshku sacad muuse your yihiin hala laayo si kuwa kale ugu quustaan. Saca qal wayshu ha quusatee. Dhulka dawladaa leh mar hadii uu banaanaa oo aan dhisme iyo dalag toona ku oolin. Masalahana golaha baarlamanka baa guri looga dhisaya,. Ciidagale hayska sii diyaariyo dhulka , haday diidan yagana hala laayo. Dadku waa belaayo Doon ee balaayada haloogu roonado oo aad haloo deeqsiiyo.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Khalid Ali » Sun Apr 14, 2019 10:34 am

Muse bixi will.built the best looking madaxtooyo in east Africa no one can stop the greatest president of our beloved sadaat republic long live the awaited messiah

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Timiro1999 » Mon Apr 15, 2019 3:15 pm

Faan weynaa caruur caruur aan lala ciyaarin baa jirta
Dadku ma wada aha reerahan masaakiinta ah qaar waxa jira xataa askarigu qoriguu site kala hadhaya.

Daantoda qofkii dhul banaan haysta waxa lagu yidhaahdaa "yaan reer samatar kaaga murmin" lol ilayn Hargeysa dhul kuma laha waa gadaal ka gaadh

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby DayrBare » Mon Apr 15, 2019 3:42 pm

Aduu timiroy Ilaahay mala hortagaysaa inuu inabiixi tuug yahay oo uu xoolaha masaakiinta cuno? Majoogtay markuu dadka dhacayay mise cadayn mahaysaa?

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby kaliil » Tue Apr 16, 2019 4:46 am

[quote=DayrBare post_id=4935004 time=1555360967 user_id=154386]
Aduu timiroy Ilaahay mala hortagaysaa inuu inabiixi tuug yahay oo uu xoolaha masaakiinta cuno? Majoogtay markuu dadka dhacayay mise cadayn mahaysaa?
[/quote]


User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby kaliil » Tue Apr 16, 2019 5:31 am


User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Khalid Ali » Tue Apr 16, 2019 9:24 am

Dhulka madaxtooyada wala dhisayna madaxtooyada me wala rarayaaa and there is no one that can stop it wala isxaaq affar qof ah. Ileen dhulku is deep in our territory

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby kaliil » Wed Apr 17, 2019 7:37 am


User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Khalid Ali » Wed Apr 17, 2019 8:13 am

Cali guray opposed Somaliland govt and now is pro govt because he changed allegiance and also dhagoweyne is muse his good friend why would b oppose his own friend. Besides muses govt has cut down on corruption and is building the land may the messiah live long

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Timiro1999 » Wed Apr 17, 2019 10:34 am



Salacalee sidey wax u jiraan, ragii afka ka xumbeyn jirey ilayn Silanyo diid bay ahaayen.
Oday Silanyo iyaguu la hadh geli waayey, hadh iyo habeen way u tirin jireen.
Cali Calyo oo dp caayay oo waslad xaaran ah ka dhigey markii Silanyo joogey markii Shani yimidna dp world waaba mahdigii oo soo daahiray.
Waxaanse ku qoslaa jamal mr diiwanka qosolka iyo Cali calyo oo is lahaa muuse shaani ayaa jago idiin magacaabaya markay afka dhulka dareen :lol:

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Timiro1999 » Wed Apr 17, 2019 10:37 am

Dhulka madaxtooyada wala dhisayna madaxtooyada me wala rarayaaa and there is no one that can stop it wala isxaaq affar qof ah. Ileen dhulku is deep in our territory


Mr Oromo waa la yaqaana cida afarta qof ah xataa garacdii dhalinta kacaanka iyo oromadii adigaa gurtay
Akhas qurjuf qaarjuf garan waa

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Timiro1999 » Wed Apr 17, 2019 10:39 am

Aduu timiroy Ilaahay mala hortagaysaa inuu inabiixi tuug yahay oo uu xoolaha masaakiinta cuno? Majoogtay markuu dadka dhacayay mise cadayn mahaysaa?


Ishaadaa kuu macalin ah, xataa qofka indha aan waxba ka arkayni dhegahuu ka maqlayaa

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby Khalid Ali » Wed Apr 17, 2019 11:52 am

Jamal jaggo uma baahna
Wa nin wakhtigisa sugayaa laakin mar uun bu Somaliland madax manoqon.


Reer kuul carre iyo affarta isxaaq iyagu marba hakasheekeyaan dhulka habarawal . Dhulkan wa dhul habarawal isxaaq liitana waxba laweydinmayo

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: Waar ilayn Shaani ma xishoodo!

Postby DayrBare » Wed Apr 17, 2019 9:55 pm

Aduu timiroy Ilaahay mala hortagaysaa inuu inabiixi tuug yahay oo uu xoolaha masaakiinta cuno? Majoogtay markuu dadka dhacayay mise cadayn mahaysaa?


Ishaadaa kuu macalin ah, xataa qofka indha aan waxba ka arkayni dhegahuu ka maqlayaa
Islaamnimada Ishaadaa kuu macalin ah mashaqayso, qofwalba waxaa laguxukumaa uun wixii markhaatiyo loohayo.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests