made my day
If he likes Somalia so much move to Mogadishu
Moderator: Moderators
Waa sababaha beelaha Soomaaliyeed oo dhan uu nacay Isaaq kkkkkk
Anagu abgaal ma nihin sxb dameero ah , oo ku kastoo caaya Soo dhawaynaya . Waxaanu nahay isaaq , Soomali kuwa ugu cunsurisan uguna qabyaala xun after daarood. Weliba anaga warkayagu waa cadyahay 28 sano kahor baan somalia Bustaha ka qaadanay. Waxaaba khalada inaynu 2019 isku mashquulno waayo 91kii baynu kala dhamaanay. Wixii idiin yimaada saliid karkaraysa ku rida hadaad doontad hanbalyo baan idiin Soo dirayna iyo bogaadin.https://ibb.co/Ycw4kxd
Sawirkaas Magaalada xamar xeebta liiido.calankiisa ayuu wataa qof la hadleysa ma leh..
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests