This text from the book beri hore iyo baladweyne confirms that buundoweyn iyo doon subagle are located in galbeedka/qoraxsin. This side used to be settled by degodia before the jareer and gaaljecel and jijeele. Jijeele were at war with the gaaljecel cousin degodia at that time so they say gaaljecel has nothing to do with galbeedka hiiraan they should go back to shabeelooyinka. What's true is that jijeele were before them in galbeedka.
Waxaa la sheegaa in goobta ay ka dhalan doonto magaalada Beledweyne iyo
agagaarkeeda, ay waqti aad u fog, isaga dambeeyeen labo qoowmiyadood oo tiro
iyo lixaad halkaas ku deganaa, sida:
- Gaallo Waranleey iyo
- Boqortooyo Ujuuraan
Muddo kadib waxaa yimid Makane oo ka soo hayaamay dhanka Itoobiya asagoo soo
maray dhinaca Luuq, inta uusan u gudbin halkii uu geediga u ahaa waxauu ku
hakaday agagaarka hilada Dhoqor oo ahayd degaan Xawaadle. Iswareysi kadib
Xawaadle waxa uu Makane u sheegay in meesha uu degaan ahaan ugu socdo oo ah
gudaha iyo galbeedka wabiga aan la gali karin labo sabab awgeed:
1) Mas weyn (jebiso) halkaas ku nool.
2) Ayadoo, gaar ahaan, galbeedka wabiga, ay degaan u tahay beesha Dagoodiye oo
aan cid kale wax u ogoleyn.
Si kasta iyo wax kasta oo dhici karay, Makane waxa uu go’aansaday in halkaasi ay
noqoto degaankiisa rasmi ah ee mustaqbalka. Waxaa la sheegaa in waqtigaas,
agagaarka hilada Dabaan [6km jihada waqooyi ee dhanka galbeed wabiga) uu
joogay nin xoog badan, laf-weyn, dagaal yahan ahaa Caddow Daanbuur u dhashay
Dagoodiye oo baad, culeys iyo cadaadis badan ku hayay geeleeyda Jajeele ee u soo
aroorta hiladaas. Sidoo kale, waxaa jiray nin Makane [reer Kuusane) ah oo la dhihi
jiray "Samoow Caajis” kaas oo ahaa geesi ma gambade ah oo dhanka xoogga iyo
tabta dagaalka ahaa ninka kaliya ee u dhigma Caddow Daanbuur. Waqtigaas
Makane iyo Jajeele waxaa ka dhaxeeyay xiriir isbaheysi soo iireen ah oo ku
saabsanaa in ay iska kaashadaan xagga abaaraha iyo colaaacia.
Maalin maalmaha ka mid ah waxaa dagaal legden ah oo muddo socday foodda
isdaray labadii hargaanti, ugu dambeyn waxa goobtii ku geeriyooday Caddow
Daanbuur oo sida la sheegay xooggii, asagoo dheregsan, dhulka loogu dbuftay
awgeed calooshu dilaacday. Arrintaasi waxa ay dhashay dhiilo colaadeed oo
sababtay iska hor'imaadyo kala dambeeyay oo dhexmaray Makane iyo Dagoodiye
loona adeegsaday wixii qalab dagal markaas la haystay. Kii ugu dambeey<sy uguna
/•
8
xoogganaa waxa uu ka dhacay "Doon Subagle" oo ah duleedka xaafadda hadda loo
yaqaan Buundoweyn. Intaas kadib Dagoodiye waxa uu isku raacay in uu degaanka
ka guuro asagoo u dhaqaaqay jihada koofur galbeed. Base yeeshee, Makane waxa
uu degaankiisi ugu horeeyay ka sameystay ladaba tuulo ee kala ah: Siigaaloow iyo
Shabeeloow oo sidaa ku noqday labada ugu facaweyn degaanka Makane ee
nawaariga Beledweyne
This is where hawadle reached now the gugundhabe traditional territory beyond the jareer settlement where degodia were evicted by jareer so its howlwadaag by tribe settlement but was added to buundoweyn by adminka. Its mainly hawadle but some gaaljecel are linking it to howlwadaag from one side while hawadle are spreading south of them. Howlwadaag ay sheeganayaan wafadaas cad ee wabiga kor Marta ma dhaafaan dhanka heegan ay ku egyihiin. Fiiri hawadle buundoweyne oo hawlwadaag u dhufantuu heestaa. Buundowayn has mainly three hawadle waax; fiiltare, isbartiibo and horseed. Doon subgale is in thr outskirts a new land wich is trivially gugundhabe that was added to buundowayn after hawadle settled it. Compare his tiny heegan to this huge district of buundowayn let alone the eastern districts kkkkk this why they r minority in qoraxsin.
Stop claiming the whole xaafada howlwadaag you tiny laan aka heegan! Hawadle got three xaafad on there own and you got laan kkkk
http://radiobeerlula.so/2019/02/12/furs ... aladweyne/