Hadaladaadu way is qabanayaan.Timiro1999 wrote: Sun Jun 23, 2019 5:08 amXildiiid wrote: Sat Jun 22, 2019 4:48 pmTuugada Ina Bandare maxaad ku difaaceysa?Timiro1999 wrote: Sat Jun 22, 2019 4:10 pm
Indha adayga jooji marka tuugnimo laga hadlayo kuwiinu koob dahab ah ayay qaaden.
Hunguri wax ka weyn la mariyaa wuu dilaaca
Tuuganimo anigu ma difaaco ee tolka ayaan difaaca, tuuganimo hadaad dooneysid adeeradaadi qamaamurta tuuganimada ku ahaa sheeg
Silanyo, muhanad, waji-xun, xirsi gaab iyo qaar kaloo badan
Dadkan aan kor ku xusday weligey ma taageerin mana difaacin laakin adigu Ina Bandare oo la ogyahay inay lacag soo dhacday, ganacasina ku furatay, ayaad difaaceysa.
Ma anagaa waalan mise Cadan baa laga heeseyaa?

