waan ka qaaday salaanta ina adeerJaamac inader waad ka baxsatey ......haa waa Maxmuud Nadiif Muse Nuur .........laakin tii kale kamaad jawaabin cida ku dhashey.......hadaad ka gabatey inuu Isaaq ku dhalay oo aad hadana necebtahay wey dhici karta oo sidaad u fakaraysid iyo duruuftaadu waa kuu gaar........laakin sidaan filayo kumey dhalin waana takuu fududeysay inaad ka dhex aragtid....................Ina adeer Anigu cali geri baan ahay
Cabaade kumu ahaa talow ?
Adigu mala waxaad sheegaysa Maxamuud Nadiif Muuse ee wacays Aadan ma saaxiib baad tihiin ?
Ninka waa ilaa 38 ama 40 jir maaha nin aad uu weyn hadaad cid kale sheegayso garan maayo
Buuhoodle bari hore ayaa iigu danbaysay laakin korka ayaan kala socda , meesha shaxaad baan uga cararay kkkkkkkk
inaan hore kugu sheegay ayaan moodayey qudheydu qolada aad tiri waan ahay ayaan ahay..........ee uu inankeynu abtiga u ahyn hashi bakhtiga ahyd CANDHADA ka siiyey .................waliba wuu inagu dhaqaaleyey oo wuxu yidhi iyaga saxiibul ciyaal ah.....aad baan ku salaamaya .............abtiyaashay haday ku dhaleen ka dhin baan ku odhan laha.............
Anigaba abtiyaashay waa Isaaq habar jeclo laakin khalad baad ii fahamtay ,, arrinta aanu isku haysanaa reer sheekh Isaxaaq waa arrin siyaasadeed ee maaha isir nacayb ,
Hadaanu Dhulbahante nahay Tartaan siyaasadeed baa naga dhaxeeya reer Sheekh Isaxaaq waad aragtaa
10-sano ugu danbeeyay Guusha cidda wadata way iska cadahay lolz
nin taladaada diiday waa gunimo inuu ku taliyo .