Muuse biixi wuxu yidhi ciidankii burco soo galay axmed mire iyo maxamed kaahin baa hogaaminayay oo labadaba madaxa ayay kaga dhacday lol.xabad iskaba daaye maxamed kaahin meel xiitaa xagtin ku gaadhay lama sheegin. markii burco lasoo gelayay maxamed kaahin qaaxo ayuu joogay oo magaalada oo lagu kala adkaaday oo snm gacanta ku hayso ayuu yimi dhawr maalmood kadib. waa markii labaad e maqlo e maxamed kaahin oo soo gelidii burco ayuu hogaaminayay la leeyahay oo sahra halgan ayaa iyaduna sidaa sheegtay sanadkii hore.
Waa maxay taariikhda beenta laga sheegayo
Moderator: Moderators
Re: Waa maxay taariikhda beenta laga sheegayo
adigu horta cilmi aan ahayn fadhi ku dirir isaaq iyo xin mooyaane wax kale ma xiisaysid miyaa? weli maan arag adoo wax kalaba ka hadlaya.kaliil wrote: Sun Sep 15, 2019 8:00 pm Muuse biixi wuxu yidhi ciidankii burco soo galay axmed mire iyo maxamed kaahin baa hogaaminayay oo labadaba madaxa ayay kaga dhacday lol.xabad iskaba daaye maxamed kaahin meel xiitaa xagtin ku gaadhay lama sheegin. markii burco lasoo gelayay maxamed kaahin qaaxo ayuu joogay oo magaalada oo lagu kala adkaaday oo snm gacanta ku hayso ayuu yimi dhawr maalmood kadib. waa markii labaad e maqlo e maxamed kaahin oo soo gelidii burco ayuu hogaaminayay la leeyahay oo sahra halgan ayaa iyaduna sidaa sheegtay sanadkii hore.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 483 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 540 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 7 Replies
- 1324 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 1 Replies
- 308 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 7 Replies
- 2256 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 3 Replies
- 1335 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 257 Views
-
Last post by Beenaale_No1
-
- 4 Replies
- 631 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 1302 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 4 Replies
- 436 Views
-
Last post by Isseayaanle
