Moderator: Moderators
Waa guul u soo hoyatay Somalia. Berbera waa u baahan tahay wadooyin. Haddii wadooyinkaa laga dhisayo berbera thanks to Aun yariisoow and Eu Waa wax fiican.... youtube ayaan waxaan ka fiirsaday yar Newzeland ka yimid Hargeysa tagay this week. Walaahi waa ka naxay hargeysa. Qashin. Bac
Wadooyin burbursan. Busaarad walaahi. Waxaan la yaabanahay 28 years ayaa relative peace ka jirtay hargeysa
.magaalada waa ka naxaysaaa. Wax yar oo city planing ah kama muuqdo .qashinkiii 1988 yaalay wadooyinka wali waa yaaliin. Shame walaahi. Somaali waxaan nahay dad liita.
Word of advice, if you take that money, don’t bad mouth the people of Mogadishu and Somalis in general like the Mayor of Hargiesa and old man Feysal Waraabe. Be like Enginneer Yarisow and help your city and ppl.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 19 guests