islaan aan uunsan jirin hadeey uunsato meel ay ka guban jirin ayeey ka gubataa
siyaasi aan uunsan jirin haduu uunsado meelo badan ayaa laga guban
Moderator: Moderators
he is not talking about farmaajo, he talking about somalida from somalia, infact that saying is applicable to HSM and sharif, ya ceebobay ya marada ka dacda yana talin jirin( habartee bay uunisgi ku cusub yahay look at hsm face )This is actually so shameful and says more about those laughing at their own president being insulted. It shows you how cheap they are. Taarikdha ma ilaawaya oct 12
Weligay ma arag wax sidaa u maahmaaha. Kani waaba laxNin weyn oo todobaan jir ah waxaas waxuu ku maah maaho maaha. The joke is on the Kenyan servant.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests