HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Bushaaro bashuuro , xisbiga kulmiye oo laan cusub ka furtay Xamar, waxa loogu baaqaya Durriyada , iyo qowmiyada Direed ba inay aad usoo camiraan xaflada daah furka xisbiga kulmiye faraciisa HILOW oo dhawaan dhici doonta. Insha allah saacada Soo socdana waxa xisbiga u doobyi doona boqorka geeska africa boqor buurmadaw oo shaacin doona taageerada muga iyo miisaan ka leh ee qowmiyadu u hayso xisbiga.
Qadaadweyn ta xalaasha ah yagana waxan ugu baaqayna inay xisbiga taageeraan. Awal dad wax idinka doonaya baa idiin Iman jiray laakiin imika anaga malaayiin wadna , wixii caloollo madhan xisbiga buuxinya imaaraad kaana kafaalo qaaday , mahaan bay ka shidan tahay . Wixii hore quba. Kusoo Soo yaaca guusha eebaw. Somalinimada dhiidhiga gashay kii ka saari laa waakan.

PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Wadani baa Xamar u soocda, meeh Sookan Kulmiye Ugaaba Hooreyo Xamar! Ninkaan soo tu Wadani Cambarayn jireey lol Waa Aduun Yaab aah niyoow! Xamar baa loo kala Dheeraynaya Waa Mashruuc! Let the game start.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Wadani kuwa taageera waxay somalia iyo nabar iyo naxdin isugu sawiraan muuse biixi haydin arko oo ka xanaajiya, some times hadii aad naagtaadi hore oo nin la socota dariiqa iskaga Soo hor baxdaan , laasim waa inay ninkaa isku dhedhejiso si ay kaaga xanaajiso mooji waxay ka faa,iidayse.PrinceNugaalHawd wrote: Sun Jan 19, 2020 9:10 pm Wadani baa Xamar u soocda, meeh Sookan Kulmiye Ugaaba Hooreyo Xamar! Ninkaan soo tu Wadani Cambarayn jireey lol Waa Aduun Yaab aah niyoow! Xamar baa loo kala Dheeraynaya Waa Mashruuc! Let the game start.
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Kulmiye party 2
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Kaliil iyo xerta dareenka fadlan sii share gareeya , gaadhsiya door to door , falanqayntiinu xisbiga waa u muhiim , ogaanshaha in ummadu ogaato in xisbiga kulmiye ee talada somaliland hayaa laan ka furanayo xamar waa farxada dadka qadaadweyn ta ee in badan ku riyoonanayey inay arkaan marruun walaalahoda qawdhan yaasha oo wax la boobaya.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Reer kulmiye dadka waad khiyaamayseen.idinkoo dawlada xamar la shaqaynaya ayaad waddani iyo beelaha kale dad somaliweyn raba ku sheegi jirteen.theyuusuf143 wrote: Mon Jan 20, 2020 6:41 am Kaliil iyo xerta dareenka fadlan sii share gareeya , gaadhsiya door to door , falanqayntiinu xisbiga waa u muhiim , ogaanshaha in ummadu ogaato in xisbiga kulmiye ee talada somaliland hayaa laan ka furanayo xamar waa farxada dadka qadaadweyn ta ee in badan ku riyoonanayey inay arkaan marruun walaalahoda qawdhan yaasha oo wax la boobaya.
Xisbi kale oo boholyow la yidhaahdo ayay reer gabiley xamar kaga dhawaaqayaan baan maqlee warkaa maxaa ka jira
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Doqon baad tahee anagu dawlada xamar lama shaqayno , ee faragelinta caalamku ku hayo uunban qayb ka nahay. Adigu laakiin nabar iyo naxdin oo laangaba oo aan berri ka tuurayno meesha baad salaada ku xidhatay. Nabar iyo naxdin , hawiye ma rabo, anagu ma rabno , majeerten ma rabo ogaaden ma rabo. Inta muruq iyo maaal haysatoo dhan midna wada shaqayn lama laha. Xisbiga bohol yawna waan taageersanahay. Intii cadawga somaliland xamar safe heaven ka dhigan lahaayen waa in ciidamada somaliland uga sii horeeyan. Heer xitaa lakala garan waayo kuwa bahashu ka dhabtahay iyo kuwa jilaya. Indr kaa oo xisbigayaga busayl wata laftiisa baan u dirayna. Kkkkkkkkkkaliil wrote: Mon Jan 20, 2020 7:48 amReer kulmiye dadka waad khiyaamayseen.idinkoo dawlada xamar la shaqaynaya ayaad waddani iyo beelaha kale dad somaliweyn raba ku sheegi jirteen.theyuusuf143 wrote: Mon Jan 20, 2020 6:41 am Kaliil iyo xerta dareenka fadlan sii share gareeya , gaadhsiya door to door , falanqayntiinu xisbiga waa u muhiim , ogaanshaha in ummadu ogaato in xisbiga kulmiye ee talada somaliland hayaa laan ka furanayo xamar waa farxada dadka qadaadweyn ta ee in badan ku riyoonanayey inay arkaan marruun walaalahoda qawdhan yaasha oo wax la boobaya.
Xisbi kale oo boholyow la yidhaahdo ayay reer gabiley xamar kaga dhawaaqayaan baan maqlee warkaa maxaa ka jira![]()
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
Waar yuusufow dadkii kale maye?qaybtan somaliland waxay ahaan jirtay meesha somalinet ugu camiran laakiin sidii muuse kursiga u fuulay meesha waa lagu kala yaacay.xiitaa somalinet ayuu handaraabay muuse.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HILOW PARTY the HOPE of Somalia !!
[quote=theyuusuf143
Doqon baad tahee anagu dawlada xamar lama shaqayno , ee faragelinta caalamku ku hayo uunban qayb ka nahay. Adigu laakiin nabar iyo naxdin oo laangaba oo aan berri ka tuurayno meesha baad salaada ku xidhatay. Nabar iyo naxdin , hawiye ma rabo, anagu ma rabno , majeerten ma rabo ogaaden ma rabo. Inta muruq iyo maaal haysatoo dhan midna wada shaqayn lama laha. Xisbiga bohol yawna waan taageersanahay. Intii cadawga somaliland xamar safe heaven ka dhigan lahaayen waa in ciidamada somaliland uga sii horeeyan. Heer xitaa lakala garan waayo kuwa bahashu ka dhabtahay iyo kuwa jilaya. Indr kaa oo xisbigayaga busayl wata laftiisa baan u dirayna. Kkkkkkkkk
[/quote]
Nabad iyo nolol waa dawladii ugu fiicnayd e somalia yeelatay burburkii kadib.horta hawiye midaysani ma jiro,daarood midaysanina ma jiro oo reer waliba jufo jufo ayuu u kala baxay sida isaaquba u kala baxay.abgaal iyo habar gidir waa col oo midna inuu ka kale xukumo ma ogola.majeerteen iyo,mareexaan iyo ogadenku iyaguna iskuma fiicna.nabad iyo nolol wax badan bay qabteen markaa waa macquul ina markale la doorto hadii kalena ninka ugu lacag badan ayaa la dooran.
Kumanaan dhalinyaro isaaq ah ayaa hadda muqdisho ka shaqaysta.dhalinyaro badan oo isaaq ah ayaa sidoo kale tababar militari kusoo qaatay turki,qatar iyo china oo boqolaal kamid ahi hadda waa saraakiil.muqdisho iyadoo amnigeedu fiicnayn haddana way camirantay oo meesha waxa ganacsi ka socda iyo lacagta taala waad yaabaysaa.

Anigu personally horumar baan u arkaa because camal la, aanta reer sheekh isaxaaq baa yaraatay oo danahooda bay ku foofeen . Laakiin adigu doqon baad tahoo in somaliland kala yaacday baad moodakaliil wrote: Mon Jan 20, 2020 5:07 pm Waar yuusufow dadkii kale maye?qaybtan somaliland waxay ahaan jirtay meesha somalinet ugu camiran laakiin sidii muuse kursiga u fuulay meesha waa lagu kala yaacay.xiitaa somalinet ayuu handaraabay muuse.
gu muuse biixi oo dhacaya kugu simi maayo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 13895 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 1 Replies
- 1834 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 0 Replies
- 562 Views
-
Last post by newsbot
-
- 81 Replies
- 6147 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 536 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 783 Views
-
Last post by Egypt
-
- 6 Replies
- 933 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 6 Replies
- 786 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 32 Replies
- 2424 Views
-
Last post by HQ1969