Goormaan aniga HG ugu baaqay insy taageeraan qoorqoor? right away after his eledtion. war HG waa HG hadaadan hogaanka lahayn ma ku shaqaysan kartid waligigaaba sheego victory
from our insider
"Xidlhibaanada mucaaradka ah ee GM ka soo jeeda iyo Qoorqoor weey heshiiyeen, qodoboada lagu heshiiyay ee ugu wayn waxaa ka mid ah in Qoorqoor uu balanqaaday in 13 xildhibaan oo mucaarad ah, deegaan doorashadoodana ay tahay GM uusan kuraastooda xildhibaanimo isaga hor istaagi doonin, waxuu kale uu ku yiri xukuumadda cusub ee GM aan wada dhisano oo wasirada dhawaan lagu dhawaaqayo qaybtina ka qaata dadna keensada"