waxaa la yiri baarlamaanada maamul goboleedyada ayaa dooranaya aqalka sare marka senatorada banaadir yaa dooranaya? dadka waxaa loo sheegay been ah inay bug ahaayeen read the comments
الشيخ سهل يجيب
waxaa la dhisi doonaa Banaadir maqaam ka kooban assembly/ golaha deegaanka banaadir oo la magacaabayo aayaga ayaa senatorada banaadir dooran doona
suaasha labaad 300 maaha per clan ee waa 3 clans each 100 theae delegates will vote for the mps of different clans the mps represent parties . take example for baladweyne 300 people made up of their clans will vote for goodax, jeesow, farah abdulqadir at the same time while they represent different parties

i knew this while they were depating on it bc it was suggested by Hirshabelle.