Plans new JL admin based in Gedo so the JL mps can be elected in Garbaharey therefore he created diplomatic crisis between him and Kenya.
wallahi waa quustey 70 days left for him i tod you election cant take place in this limited time.
yaa ka yeelaaya hawaasho!
ninkii shalay lagu qasbay iuu diidi karaa hada asagoo aqoonsadey
he will be seen too by the IC as someone with his subclan
Mooge is out in 70 days taas meel ku qorta. doorasho JL iyo PL ku jirin ma soconeyso.
ujeedadiisa labaad waa wadaniyadii bugta aheed ee uu nagu xadey doorshadii hore markuu cardka itoobiya isticmaalay hadana waa laga dharagsanyahay filimkaas cayayaanka diblomaasiyada!
https://www.caasimada.net/xog-df-oo-qor ... h-sababta/