The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by sahal80 »

let us say out loud the ball is in Hiraab court they must do something about Guudlaawe and QoorQoor

45 nights left for Mooge so he made huge tanaazulaat for JL and PL as we revealed before while he thinks he can do what he wants in Jowhar and Dhuusamareeb!!

Waqooyi oon SL matalin aa xataa dhaama ku wan waayo maheestaan hal ruux oo dantooda ka shaqeeyna atleast reer waqooyi cabdi xaashi ay heestaan. Dagaal intaad la soo taagantihiin maa labadaan nin meel saartaan?

The Heritage Institute for Policy Studies aa shir kuleh Garowe 27 bisha lamad ah kii Djibouti marka PL ayaa rabta in kulankii ugu danbeeyay ee mooge iyo FMS lagu qabto Garowe oo munaasabadaas ka socoto. waxaa hada ku kulmay waqooyiga GLK deni iyo qoorqoor meesha shirka lagu qabanayo ka hadlaya. hada simsaar qoorqoor waa pm dadban :lol:

According to Dhanaan shirka wuxuu ka dhacayaa Xamar bilowga bisha january waa bishii u danbeysay waxaa harey muranka waqooyiga, Gedo is done maamulka iyo doorashada isku xirna hadii doorashadii Kismaayo loo badalay waxaan rajeynaa in Guudlaawe tolkiis ku biiro, QoorQoorna inqilaab lagu sameyn doono.

Xogteyda waa soo baxday laakiin "Xogtii kenya in Kismaayo laga saarayo" aaway waa meel xildhibaanadooda u socdaan
:dead:

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0#p4990081

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by Ben Dover »

What a horrible month it has been for N&N cockroaches.

One of the funniest statements you will hear a diplomat say:

:pac:

The boon is gone, this much is guaranteed. What I do not know is where is he going to flee? :)
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by sahal80 »

:dead:

Airporka Xamar iyo dekeda waa la xiri rabaa kan meeshuu ku dhimanaa ay u badantahay.

airporka Xamar waa la xiri rabaa kan meeshuu ku dhimanaa ay u badantahay.

Jowhar waa haahaabanaysaa and will be isolated from Xamar soon as Abgaal militias spread into the rural areas of the northern Xamar. Hirshabelle waa ku deysay. i predict Jowhar to surrender and defect to Madasha.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by kaliil »

Sahal waxa tahay Laangaab xawaadle ah. Xamar waxa ka hadli kara oo wax laga weydiiyaa abgaal,habar gidir iyo murusade intaana midna ma tihid.qabiilada xamar degaa dagaal iyo rabshad ma rabaan. Inyar oo abgaal ah ayaa buuqaysa intaana waxa ka badan abgaalka nabada jecel iyo qabiilada kale.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by BigBreak »

kaliil wrote: Wed Dec 23, 2020 2:19 pm Sahal waxa tahay Laangaab xawaadle ah. Xamar waxa ka hadli kara oo wax laga weydiiyaa abgaal,habar gidir iyo murusade intaana midna ma tihid.qabiilada xamar degaa dagaal iyo rabshad ma rabaan. Inyar oo abgaal ah ayaa buuqaysa intaana waxa ka badan abgaalka nabada jecel iyo qabiilada kale.
Why are you insulting Sahal when he is rejecting the failed Farmajo regime who are ruining Somalia. You are not from Somalia so you don't understand that only boon Marehan and other Darod yaryar support Mooge Farmajo I think.

You are Garhajis like me and I suggest you focus on our own country Somaliland
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by Voltage »

BigBreak wrote: Wed Dec 23, 2020 3:22 pm
kaliil wrote: Wed Dec 23, 2020 2:19 pm Sahal waxa tahay Laangaab xawaadle ah. Xamar waxa ka hadli kara oo wax laga weydiiyaa abgaal,habar gidir iyo murusade intaana midna ma tihid.qabiilada xamar degaa dagaal iyo rabshad ma rabaan. Inyar oo abgaal ah ayaa buuqaysa intaana waxa ka badan abgaalka nabada jecel iyo qabiilada kale.
Why are you insulting Sahal when he is rejecting the failed Farmajo regime who are ruining Somalia. You are not from Somalia so you don't understand that only boon Marehan and other Darod yaryar support Mooge Farmajo I think.

You are Garhajis like me and I suggest you focus on our own country Somaliland
You are a Puntlander.

Furthermore, you are a troll who signed up yesterday. Kalil is a long established member.

He clearly disagrees with the war merchant fantasizing about death and destruction for people he obviously doesn't care about. No one in Mogadishu wants what this man is gleeful about.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by sahal80 »

warkaan rabay waa kanaa Hirshabelle iyo Galmudug dadkii lahaa baa u soo baxay waa yaab inuu Mooge na sheegto asagoo JL iyo PL laga soo diiday! Xamar ma burburin karo mooge afar meel ay dalada leedahay bas....Dagaalka Gedo waa dagaal reer Gedo u dhaxeeya xataa maaha beel labaad. at 7:00
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ciyaarta waa final.mucaaradka controls km4, Zoobe, warshada Coca cola to Taleex.

Saneey abdulle controls kaaraan completely tonight laga so bilaabo Gubadleey to Waxarcadde, xaliimo hiite to Sanca. Parts of Abdulaziz n shibis ilaa Jubba.

By tmrw at this pace boondheere iyo Yaaqshid will be under their control.

Tonight farmaajo got labelled "Qaswade"....

Hayaay!
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by Ben Dover »

February will be hilarious :) :up:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Wed Dec 23, 2020 6:15 pm Ciyaarta waa final.mucaaradka controls km4, Zoobe, warshada Coca cola to Taleex.

Saneey abdulle controls kaaraan completely tonight laga so bilaabo Gubadleey to Waxarcadde, xaliimo hiite to Sanca. Parts of Abdulaziz n shibis ilaa Jubba.

By tmrw at this pace boondheere iyo Yaaqshid will be under their control.

Tonight farmaajo got labelled "Qaswade"....

Hayaay!
yeah expect the fall of Kaaraan followed by Yaaqshiid. saneey has nearly defected mid aan sugaa oo sheegay inuu wareysi ka qaadayo hadey dhacdo markaas Jowhar hirshabelle waa ku deysay waxay soo galee gacanta sharif iyo abdulqqadir Osoble.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by kaliil »

sahal80 wrote: Wed Dec 23, 2020 4:55 pm warkaan rabay waa kanaa Hirshabelle iyo Galmudug dadkii lahaa baa u soo baxay waa yaab inuu Mooge na sheegto asagoo JL iyo PL laga soo diiday! Xamar ma burburin karo mooge afar meel ay dalada leedahay bas....Dagaalka Gedo waa dagaal reer Gedo u dhaxeeya xataa maaha beel labaad. at 7:00

:lol: :lol:

Tuuga cabdiraxman yaa warkiisa dhegeysta? Habar gidir waxay taageersantahay dawladooda iyo raysalwasaare rooble.cabdiraxman cabdishakuur doorashadii hore wuxu helay 2 cod :lol: , doorashada soo socotana hal cod xiitaa heli maayo. 2da dameer e abgaal iyagana hore waa loo tijaabiyay oo wadanka way soo maamuleen waxbana kumasoo kordhin inay hanti ka urursadaan mooyaane.cid macquul ah oo la doortaa.mucaarid ku sheega kuma jiraan markaa dawlada farmaajo ayaa markale la dooranayaa oo ummadda soomaaliyeed iyo international community taageersanyihiin.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by BigBreak »

:lol: Voltage you have truly lost the plot when you say I am a so called 'Puntlander' when everyone knows that I am not from Somalia but from dalka Somaliland and of the Isaaq clan. I am strongly against Dhavayaco politically and I would love the Majertenia enclave to be dismantled and ruled by Hawiye

Time's up for Mooge. 2021 = 1991
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: The ball is in Madasha court as the last conference ...in the last month.... is getting underway

Post by grandpakhalif »

kaliil wrote: Wed Dec 23, 2020 2:19 pm Sahal waxa tahay Laangaab xawaadle ah. Xamar waxa ka hadli kara oo wax laga weydiiyaa abgaal,habar gidir iyo murusade intaana midna ma tihid.qabiilada xamar degaa dagaal iyo rabshad ma rabaan. Inyar oo abgaal ah ayaa buuqaysa intaana waxa ka badan abgaalka nabada jecel iyo qabiilada kale.
It took an Isaaq to put this laangaab in his place :russ:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”