i dont give a fuck about what CBB says about the IC statement as long they outruled Mooges partial elections and he is the one under pressure as his time is running out not the opposition or JL and PL
maxaa ku dhacay baqbaqdiinii maalin dhaweed sadex maamul ee HAG iyo D&M aa doorashada qabaneysa?
all they r bragging about is the september 17 point wich is a knife with two edges because i'ts against term extension so the IC are hinting at that if no timely elections that should start later in this month then Mooge will lose legitimacy even his qawdhan info minister said "hadii february 8 lagaaro ayadoon doorasha xataa bilaaban waxay ka dhigantahay in xuluumadan ku fashilantahay howsheedii" macnaha meesha waa laga saarayaa
waxaa sidoo kale yiri balal cusman. waa qodobka aan la sugeyno his 20 days. waxaa jira qorshe IGAD aka Djibouti iyo Kenya wadaan oo dawlad ku meel gaar ah oo abgaalna madaxweynaha la siinayo OG ama MJna pm waa inoo baoan ciyaalka war aan ogeeynoow
ayaga waxay kaga dhagantahay Gedo september 17 intaas bas ayay u amaanayaan labada goobood laakin soo Gedo ka mid maaha JL? soo madoobe lama aqoonsana? kama dhici karto doorasho aan JL ogoleeyn waa lan hada laga diiday sadexda daelad goboleed oo Gedo ka tagay
last time mooge kuraasta sadex jufo oo qaraabo la ah maxamuud sayid iyo janan uu dhiibay "waanwaantii" qoorqoor waxaana diiday madoobe. hada waxaa socda qorshe Amisom isku dhaf ah loogu dirayo Gedo hadii doorasho la qabanayo ayadoo ciidanka mooge banaanka ka taahanyahay who knows Kenya and Djibouti could be part of it or Amisom police waxaana maamulaya JL admin
february 8 markii la gaaro ka filo waji cusub beesha caalamka! #24 cisho left