FMS and the opposition conference will take place somewhere when mooge just got 10 days left.
waxaa laga soo gudbay xiligii Mooge talada looga danbeyn lahaa dooda doorashada waa kuwaas 5 FMS la dhahay goaan ka gaara shirka danbe ayaa mucaaradka ku soo biirayaan wixii ka soo baxa yaa ayaa beesha caalamka oo mar hore goaan ka gaartey arimaha la isku hayo sida Gedo, waqooyi, gudiyada doorashada ka dhigi doontaa goaan somalida u dhan yihiin waana road mapka uu mooge ku baxayo haduu qayliyana dee maxaa u harey a week? he will be consured former president ameey u roontahay inuu villa wardhiigley isaga jiro inta si tartiib ah xabsi looga sii gudninayo?
"Muqdisho)-Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay yeeshay kulan dhanka telaafanka ka dib dadaallo ay waday maalmihii lasoo dhaafay beesha Caalamka oo ku aadana khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya.
Kulanka aya waxaa ka qeyb galay Madaxda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyadoo diirada lagu saaray sidii dalka ay uga dhici laheyd doorsho lagu wada qanacsan yahay.
Ilo xogagaal ah ayaa xaqiijiyey in madaxweynayaashu ay isaga soo dhowaadeen sidii hore isla markaana ay isla qaateen in laysugu yimaado kulan deg deg ah oo lagu xallinayo doorashada madaxweynaha iyo barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya."
iska soo qaraabeysta till the end of the month and be ready for the last 10 days!!