Moderator: Moderators
Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk
Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.
Sheekada layaabay, abti wa run dadku wa wada ehel iyo sokeeye, waxaanse la cajaa,ibey Kursiga Celi e ilmaha xalay dhashey u yaqanaan ba wuxuu ka dhexeya afar jufo, hadey wax dhacayaan, maxay isugu xoojinayan jufooyinka kale o magacooda ugu soo darsanayaan o taagero uga dhiganayan? Wa munaafaqat weyn. Halkaan waxan ka cadeynayaaa inaan Jufadeyda Kursigaa Celi aysan wax sher ah ku lahayn, waxna nooga maqneyn.Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk
Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.
Abti koox yar oo munifiqin ah waxaan walaqday, haal jifo isku dheriseey shan kursi ee beesha Mx saas ku boobtaay. qoys haal babuur qaado midkiba haal xildhibaan baa lasiye kkkkSheekada layaabay, abti wa run dadku wa wada ehel iyo sokeeye, waxaanse la cajaa,ibey Kursiga Celi e ilmaha xalay dhashey u yaqanaan ba wuxuu ka dhexeya afar jufo, hadey wax dhacayaan, maxay isugu xoojinayan jufooyinka kale o magacooda ugu soo darsanayaan o taagero uga dhiganayan? Wa munaafaqat weyn. Halkaan waxan ka cadeynayaaa inaan Jufadeyda Kursigaa Celi aysan wax sher ah ku lahayn, waxna nooga maqneyn.Kkkkkkk Abti iskaa daaf reer siyad xusein waa tolka, daad ba so qaldaay. Adinka yaa sidi carurti La idin qaldin urdmigoow kkkk
Kursiga reer Celi goorma sidan loo wadaagey? Uurmidig wax ka quseeya iska yar, garan maayo dulmiga meesha ka socda wlhi.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Jabuutawi and 10 guests