Galmudug releases part of Galkacyo's MPs, Kursigii Gen.indho Qarash hawadaa lagu cunay...
Moderator: Moderators
Re: Galmudug releases part of Galkacyo's MPs, Kursigii Gen.indho Qarash hawadaa lagu cunay...
Sahal qoftaan Rooble ayaa watay ubax in lagu bixiyo ayaana larabay, waxaa layaab leh dadka ka dhigaya kursi furnaa o si daacad ah loo qabtay oo yaa indhaha ciida looga shubayaa oo nacas ah, hal kursi xalaal ah lamasoo dooran doorashada hadda socoto, kuli wuxu ahaa boob and this is why Liiban Shuluq was sent to Galkacyo.
Re: Galmudug releases part of Galkacyo's MPs, Kursigii Gen.indho Qarash hawadaa lagu cunay...
Ceebeey tacaal!
i have been scrolling through her facebook not just she supports Guuleed but she is member if his SAHAN party
siyaasi ay guuleed ka jeceshahay ma jiro siyaasi ay Farmaajo ka necebtahayna ma jiro maba is dhehaysid gabadhaan baa dumaashidiis mar aheed malaha ninka waa horeey kala tageen farmaajo ka hor hadeeysan aheen qof aan caadi aheen
she used to be against Kheyre when he was in office calling him madaxdhuub but now saying no point in attacking him as shacab
She met Deni in Garowe munaasabadii heritage ooy sawir isla galeen waxa kaliye ay Deni ku taageerto waa Farmaajo la dagaalan waana ka hor intuusan isa sharixin who knows inay PM la rabtey
hadaan share gareeyo inta jeer eey Guuleed iyo Sahan wax ku saabsan share gareysay lama soo koobi karo waxaan soo dhigi qaar ka mid ah sida ay murashaxninada guuleed u taageerto from 2020. xishoodka ala idinka qaad wax walbe waa sheeganayaan xataa gabar ay isku jufo heese guuleed yihiin!
numberadaas baa u xisaabsan marka ay dhaheen Farmaajo iyo Deni ayaa heli 230 cod wareega koowaad

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 760 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 11 Replies
- 3292 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 6 Replies
- 1338 Views
-
Last post by Kees70
-
- 3 Replies
- 589 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 782 Views
-
Last post by TheFuturist
-
- 1 Replies
- 508 Views
-
Last post by Zoomalia4Cvcks
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 1106 Views
-
Last post by PUNTMAN
-
- 0 Replies
- 11 Views
-
Last post by Murax