Goodbye Baladweyne floods
Moderator: Moderators
Goodbye Baladweyne floods
Mahad haka gaarto Raysulwasaare Rooble oo noo furay mashaariicdii nalaga xirey
waxaa socda mashariic badan oo xal waaro loogu helayo fatahaada markey dhamaato waxaa loo soo jeedsan airportka
Dhibaatada ugu weyn ee Baladweyne ka jiri jirtey waxay aheed meel la dhoho helikilyo oo ku taal waqooyiha magaalada. waxaa ka imaan jiray biyo barbarsocda kuwa wabiga ooy markii danbe gudiga fatahaada caro tuur u sameeyeen. hada waxaa loo sameeyay kanaal wabiga uga dara gadashaasha magaalada dhanka bari. kansalkaan asagoo maran ayaan bil ka hor arkey laakiin waan hilmaamey meeshaan ku arkey gadaal baan ka soo galin hadaan helo.
Meesha ugu daran ee biyaha ia jabsanjireen dhagaxjibis ayeey kanaal kale isaga darsoomayaan oo loo sameeynayo buundo labaaad si dadku u kor maraan. biyahaan maaha wabi waa biyihii buuraha oo laga leexiyay wabiga sidoo kale hadii fatahaada helikilyo dhacdo waa kanaalkii qaadi lahaa oo gadaasha magaalada wabiga uga dari lahaa
biyahaan oo hada loo sameeyay kanaal qaada.
Diversion canal
https://fb.watch/c4YERscWH7/
meeshaan waa meesha biyaha ka fakan jireen oo hada kanaal loo badalay waa la xirey unta laga dhisayo. kanaalka helikilyo oo 4km ah iyo kan ayaa laisku darey
https://fb.watch/c4Wj1L_cXo/

Re: Goodbye Baladweyne floods
This is helikilyo 7km north of Baladweyne. waxaa kaloo laga dhisayaa meelo xoolaha biyaha loogu keydiyo xiliga abaarta
this is dhgaxjibis in the Southern neighbourhoods of Baladweyne
kanaalka helikeyo meesha uu uga darsoomayo dgagax jibis
https://fb.watch/cjOJAgLt_w/
https://fb.watch/cjPI51dYmk/
This is a New project
https://fb.watch/cjQ-gVE98Y/
this is dhgaxjibis in the Southern neighbourhoods of Baladweyne
kanaalka helikeyo meesha uu uga darsoomayo dgagax jibis
https://fb.watch/cjOJAgLt_w/
https://fb.watch/cjPI51dYmk/
This is a New project
https://fb.watch/cjQ-gVE98Y/
Re: Goodbye Baladweyne floods
Masha'Allahi Good news, guul Beesha Beledweyne 
Re: Goodbye Baladweyne floods
All the projects blocked by Jamaal and Farmaaajo was released by Rooble you see where my support for HG comes from? Protecting HAG instests
wallahi these guys are Enemy not just us they Blocked SL. ma rabno inaan ku danbaabno iyo clan bashing in this thread.
waxaa la dhisay kanaal magaalada biyaha ka wareejinaya oo gadaal uga daraya wabiga. buundooyin badan oo dhismo ku socdo. isla biyaha fatahaada oo wabiga ka fog ayaa laga jeexay water dam meel xoola dhaqatada u fiican hada kadib wabiga ma aadayaan inleen biyihii ayaa loo qabtey
waa badaan oo xoolaha loogu faaideynayo. biyahaan canaal baa loo sameeyay magaalada ka leexinaya oo gadaasheeda wabiga uga dara
https://fb.watch/cjSVu_iZ04/
https://fb.watch/cjTQqMNh0S/
Re: Goodbye Baladweyne floods
Great news
-
Nolol cusub
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
Re: Goodbye Baladweyne floods
sahal80 wrote: Mon Apr 11, 2022 7:43 am
wallahi these guys are Enemy not just us they Blocked SL. ma rabno inaan ku danbaabno iyo clan bashing in this thread.
Guess who voted them into office. Mogadishu politicians.
Guess who Somaliland representatives will vote for president? Them again.
Why?
To destroy 4.5 and facilitate Somaliland recognition.
=
-
Nolol cusub
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1231
- Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
- Location: Waryaa Revolution
Re: Goodbye Baladweyne floods
Sahal you should invest the creation of new Elite for Hiraan. That is the next battle.
Re: Goodbye Baladweyne floods
Congrats to reer Hiiraan saxib and cafis all HAG for iskudirka last few years. I know you didn't mention Kheyre's name when he is usually scapegoated for the Hiiraan projects but if it makes you feel better under his tenure several farms in Afgooye owned by my Tolka were attacked and razed by dharcad under Kheyre's nose you can find the videos online where odayaal speak out. Rooble may not be my ideal politician laakin waa nin wadaad ah dadka ka damqada better than many other politicians.
Re: Goodbye Baladweyne floods
Thank yo aniga Kheyre ma sheegin mana heesto waayo waxaa jiray wasiiro Farmaajo xoog ugu xiranaa oo meesha iska maamukanayay sida Jamaal iyo Saciid ciid wasiirka beeraha ee carab saalax.OwQariib wrote: Mon Apr 11, 2022 2:36 pm Congrats to reer Hiiraan saxib and cafis all HAG for iskudirka last few years. I know you didn't mention Kheyre's name when he is usually scapegoated for the Hiiraan projects but if it makes you feel better under his tenure several farms in Afgooye owned by my Tolka were attacked and razed by dharcad under Kheyre's nose you can find the videos online where odayaal speak out. Rooble may not be my ideal politician laakin waa nin wadaad ah dadka ka damqada better than many other politicians.
tusaale markii la buriyay nicholas haysom waxaa goaanka gaarey Farmaajo, Fahad, Jamal iyo Abdi Said iyo FM cawad. kheyre maba joigin meesha waana madaxii xukuumada! . nimankaas ayaa si qabiil ah golo kooban u ah.
Abdi Saiid waa ninka ciidama Turkeyga loo diray hawiye ku yareeyay oo Daarood u badiyay iyo jareer iyo eelaay waxaan hada umada loo adeegsanayo
nimankaas ahaa isbaaro noo dhigtey. Jamaal tirikoob uu sameeyay Xamar dhan uu ka dhigay jareer iyo "carab" Mj number two in Cabdicaciis world bank uu u diray.
Ciidamadaan yaa loo marey soo kheyre ma aheen? SL special status soo under kheyre lana xirin ma asagaa xirey mise Jamaal?
Anaga hada Kheyre ma heesano ee Rooble ayaan anaanaynaa inuu Fa**shtaas naga hor leexiyay. marabo in threadkaan la afduubo thank you in advance haku soo noqon
"Talyaaniga oo la noqday mashruuc ay soo dalban weysay Somalia" why they care its not their land!
https://www.voasomali.com/amp/5170432.h ... ssion=true
lacagtii china waxaa loo isticmaaley bada
maxaa ka galay Hiiraan
"The money donated by the Chinese to help the Beletweyne floods efforts were used to pay the lawyers representing Somalia in the maritime case with Kenyan at the ICJ,” the source who requested anonymity said"
https://www.hiiraan.com/news4/2020/May/ ... _fees.aspx
Re: Goodbye Baladweyne floods
Kheyre wuxuu ka gaabsaday doorka beeshiisa hadii dagaal siyaasadeed lagu hayay waa u garnaqi lahaayeen Hawiye ee isagaa qabyaalada daciif ku ah waxaana jufadiisa hoose reer Xildiid aan ahayn aan kala jeclayn waaye hana umalaynin inaan hiil indhala'aan ugarabsanay khaasatan jufadeen Abakarka awalbaa Jinni araga Murursade nalagu tilmaama. Laakin waa ku qasabnay dadka la heshii qaladaadka hoyasho leeyihiin ama aa soo noqotid ama iska bax magaceena ma dili kartid lagu dhahay.sahal80 wrote: Mon Apr 11, 2022 2:56 pmThank yo aniga Kheyre ma sheegin mana heesto waayo waxaa jiray wasiiro Farmaajo xoog ugu xiranaa oo meesha iska maamukanayay sida Jamaal iyo Saciid ciid wasiirka beeraha ee carab saalax.OwQariib wrote: Mon Apr 11, 2022 2:36 pm Congrats to reer Hiiraan saxib and cafis all HAG for iskudirka last few years. I know you didn't mention Kheyre's name when he is usually scapegoated for the Hiiraan projects but if it makes you feel better under his tenure several farms in Afgooye owned by my Tolka were attacked and razed by dharcad under Kheyre's nose you can find the videos online where odayaal speak out. Rooble may not be my ideal politician laakin waa nin wadaad ah dadka ka damqada better than many other politicians.
tusaale markii la buriyay nicholas haysom waxaa goaanka gaarey Farmaajo, Fahad, Jamal iyo Abdi Said iyo FM cawad. kheyre maba joigin meesha waana madaxii xukuumada! . nimankaas ayaa si qabiil ah golo kooban u ah.
Abdi Saiid waa ninka ciidama Turkeyga loo diray hawiye ku yareeyay oo Daarood u badiyay iyo jareer iyo eelaay waxaan hada umada loo adeegsanayo
nimankaas ahaa isbaaro noo dhigtey. Jamaal tirikoob uu sameeyay Xamar dhan uu ka dhigay jareer iyo "carab" Mj number two in Cabdicaciis world bank uu u diray.
Ciidamadaan yaa loo marey soo kheyre ma aheen? SL special status soo under kheyre lana xirin ma asagaa xirey mise Jamaal?
Anaga hada Kheyre ma heesano ee Rooble ayaan anaanaynaa inuu Fa**shtaas naga hor leexiyay. marabo in threadkaan la afduubo thank you in advance haku soo noqon![]()
"Talyaaniga oo la noqday mashruuc ay soo dalban weysay Somalia" why they care its not their land!
https://www.voasomali.com/amp/5170432.h ... ssion=true
lacagtii china waxaa loo isticmaaley bada
https://www.hiiraan.com/news4/2020/May/ ... _fees.aspx
Saxib mowduuca kudheeraan mayo laakin murti baa hada ka hor la sheegay, odayga xunka ee laasqooray malaaygiis intuu iska duban lahaa mashruuc caawinaad horistaagay waxay cadayn utahay inuun wadanka udhalan maxaa dhul Soomaali baahidiis u qadisay dadkiisa aa iska nacdidee, waad aragtaa Gedo abaar xun oo ka jiro Rooble iyo reer Muqdisho badan oo u gurmanaya la arkay cidna amaan iyo asxaan ka rabtay na maleh xataa ilmo yaryar aa mudaaharaad loogu diyaariye marka lakala gobsan yahay iska dheh saxib Hiiraan waa dhul Soomaaliyeed mansabkiis lama yaraysan karo.
Re: Goodbye Baladweyne floods
Buundadii sadexaad iyo canalkii labaad ee koonfurta magaalada(waraaboole)
biyahaan waa canalka waraaboole oo wabiga uga shubmaya gadaasha magaalada laakiin dadkii beeraleyda ayaa meel ay maro waayeen hada buundo ayaa loo sameyn
this is canal
https://fb.watch/cv9bmeiMAJ/
biyahaan waa canalka waraaboole oo wabiga uga shubmaya gadaasha magaalada laakiin dadkii beeraleyda ayaa meel ay maro waayeen hada buundo ayaa loo sameyn
this is canal
https://fb.watch/cv9bmeiMAJ/
Re: Goodbye Baladweyne floods
Horumar weyn ayay Baladweyne gaartey kanaalo iyo buundooyin. halkan waa kaliga waraaboole galbeedka magaalada ayuu ku yaal wuxuu biyaha uga daraa wabiga gadaasha magaalada
halkaan waa kanaalka dhagajabis meesha ugu qatarsaneyd fatahaada oo buundo iyo kanaal loo sameeyay. waxaa jira kanaalka helikilyo waqooyiga Magaalada oo bariga ka mara kadibna kan ku shubma
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2060913454
buundooyin iyo Jidad waqooyiga magaalada
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4258272912
kanaalka waqooyiga ee dhagaxjibis ku shubma

Shirkadaheena lacag ay ka haleen mashaariicda socota. Istahil waa tii dhistey Laamiga Baladweyne oo ah laamiyada ugu adag Somalia waxay dalabtey inay Airportka Runway u sameyso laakin anaga marabno laami ciid lagu kor shubay ee waxaan rabnaa airport midka Xamar iyo Boosaaso la mid ah oo malaayiin ku bacdo oo shirkado ajnabi ah dhisaan. hada maadama Fatahaadii dhamaatey airportka ayaa loo jeensanayaa. waa diidnay ilaa $5 million oo airportka looga jari rabay fatahaada oo isla shirkadaan dhisi laheed. madaxweyne hassan Sh ayaa Dhagax dhigaya markuu Baladweyne booqdo
waxaa iska leh Ganacsade Agoon Cabdalle.
Mahad Sanid Dr Yahye of Abdalle Samatalis
https://www.facebook.com/10000425827291 ... l/?app=fbl
waxaa iska leh Ganacsade Agoon Cabdalle.
Mahad Sanid Dr Yahye of Abdalle Samatalis
https://www.facebook.com/10000425827291 ... l/?app=fbl
Re: Goodbye Baladweyne floods
laba kanaal aa la dhisay midkaan banaanka magaalada uu biyaha uga leexiyaa wuxuu maraa bariga magaalada dhagaxjibis ayuu u gadarmaa xaafad koonfurtta bari magaalada
https://fb.watch/gENladU6ki/
maaha biyo wabi waxay leexinayaan waabiyaan barbarsocda oo kanaalkaas loo sameeyay
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 9048189894
kan kalana gudaha galbeedka magaalada ayuu kabaxaa wuxuu u shaxeeyaa xaafadaha buundoweyn iyo Howlwadaag xuduuda Xawaadle iyo Gaaljecel kadib wabiga wuxuu uga shubmaa gadaasha magaalada
waxaa kaloo la dhisay darbiyada wabiga dhamaan xaafadaha iyo buundoonyin badan
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5837635920
alxamdulilah

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 721 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 25 Replies
- 3799 Views
-
Last post by paperino
-
- 11 Replies
- 1322 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 21 Replies
- 2792 Views
-
Last post by dhuusa_deer
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 7 Replies
- 1425 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 11 Replies
- 875 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 1 Replies
- 14253 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 506 Views
-
Last post by The_Emperior5