Postby sahal80 » Sat Nov 05, 2022 3:46 pm
Cleaning walaweyn is very important to Hirshabelle its there supply routes from Jilib to Hiiraan and Middle Shabelle.
Howlgal aan ku baacsanay Maleeshiyadda Shabaab ayaan ka sameenay tuulooyinka Balow,Murugey, Siigoole,Moora guusha ,Culo goof,Ceel hubeer, Culo bar baare,Culo biyoole,Gabaherig, Goobaale.oo dhaca xuduuda Gobolka Hiiraan.
Maleeshiyadda Shabaab ayaa iskaga cararay deegaanada aan howlgalka ka sameenay,Ciidamada xooga dalka, Daraawishta koonfurgalbeed ayaa howlgalka wadajir nooga gacan siiyay.
Sidoo kale waxaan kormeer ku tagnay deegaanno dhawaan ay ka dhacen dirir u dhaxeysay beelo walala ah innagoo odayaasha dhaqanka ku boorinayay dadaalkooda ku aadan xaqiijinta Nabada.
Maamulka Degmada Wanlaweyn,wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo taliyaha booliska KGS ayaa howlgalka qeyb ka ahaa.