[quote="QansaGabeyle"]Mogdishu weligaa meel ma u dhaafin? Saaxib that explains waxaad u dhaga xirxirantahay cos waxaad tahay jiir haan ku koray.
Hal magaalo markaad meel u dhaafin jaahilnimo halis ah ayay dhalisaa ma ogtahay.
[/quote]
Waraa aniga Muqdisho, Nairobi, Mombassa, Stockholm, London, Minnesota, Toronto, Ottawa iyo magaalooyin kale oo waaweyn aa tagay waligeeyna Tuulo iyo baadiye masoo arkin.
Adiga laakiin From BUULO XAAWO to BOSTON aa tahay. Walaahi waxa magaalooyinka iyo aduunka ku dheelay waa adinkoo kale, sxb.
I CANNOT stand reer BAADIYE!