[quote="qudhac-m"]Cawar
Reer xamarnimada waxaad kaga dartay aboonimada.
Goorma ayaa xamar kuugu horaysay
THIS TIME RUNTA PLEAAAAASE
Mida kale Qaaacina maad arage qubta inaga daa[/quote]
Are you serious???
Anyway, waxaaba khald igu ahayd inaan nin waaln u dhaarto... waryaahe....xamar Xuduntaydaa aa ku duugan, war aniga iska daaye aabahay baa ku dhashay....diintaada seeg e!
As for the Qaaci, Saado Cali, Khadra, Cali Qays, Sangub, Daleys, Cigaal iyo Samantarba meel baan ku wada qayilanay, not all at once but marar kala duwan, and include that Qalanjo, Hibo Nuura and Luul Jeylani. Maxan been ka sheegtaa sxb??? kuwa cusub fanaaniinta, sida Zeinab laba dhagax, Cabduljabar etc iskaba daaba, reer Toronto baan isla ahaan jirnay