KAMBULI COME IN

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

[quote="foolxume2005"]Oh my bad I thought inaad Hawiye tahay, Mareexaan is okey with us.[/quote]

foolka

bes waaye hadaan bilaawe caloosha isaga soo ridayaa, ma anaad mooryaan ii maleeysay Mad
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

^^ I'm just focking with you man, how can I mistake xoog "SADE" with mooryaan Laughing

waraa walaahi maalin dhawayd baan ogaaday micnaha mooryaan Laughing
why do they call them Mooryaan? ma foolxumadaa?


wayaa wiilyarbaa raba inuu Kambuli meeshan la soogalee yaynaan ka qash-qashaadin dee , anaa soo qaaday khadkee xagaynu maanta fariisnaa?
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

foolka

sxb gurigeeyga albadadiisu weey kuu balaqan yihiin, hadeey meelo kale kaa heeysano ayagaa xataa waan kuu hayaa......... Smile
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Alla hoogi weyney!

Foolka, ma waxaad kaga dhabaysey inaad ka mid noqoto waxiskuma falayaasha Laughing

Wiilka yari waa kee? I can't believe inaadan garan, qofkan Farta Waaweyn wax ku qorey? Don't tell me you don't know who is this person...
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

kambuli

walaal "wax iskuma falayaasha" waa kuwee Laughing

and who is the iniator of this thread Confused
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

@Alla hoogi weyney!
Laughing Laughing

XOOG, waxey kawadaa galol iyo qudhac adigu waxad kamid tahay wax isku falayasha ee caadi iska dhig duqa Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

^ thnk you for clarifying that for me my absame brother Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Wax iskuma fale haddaad maqasho, waa qofka aan ka xishoon aflagaaddada.....Ninkaas foolka la yidhaahdo ayaan dhoweyd ayuu goa'aansaday inuu ku biiro.... Marka you need to be very carefull when dealing with him.... Qofku hadduusan ogeynba mar hadal ka dhacay waa khatar....

Qofka hadalka bilaabay Question Yaa kale... waad iska garanaysaa qofta igu khafiiftey eh... Walaahay caafimaadkeedaan u baqayaa iminka Laughing
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

Laughing Laughing Laughing

kambuli walaal aniga waxeey ila tahay inaad sxbkeey foolka xaaji khalad ka fahantay....... Smile ninkaas waa nin aqyaara oo xilweeyn haya, xilkaasoo ah inuu beesha bartire badsho oo uu buuga kusoo daro Laughing
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

xooGa anaa mudan ina adeer Laughing

foolka bartiro uu badsho iSkadaaye, haduu naag ogolaato helo ayuu nasiib lee yahay Laughing
Last edited by COOL-MAN on Tue Jun 20, 2006 3:58 pm, edited 1 time in total.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Bartire iminka buugga wuu ku yaalaa Laughing

Laakiin ninka Foolka ah aan kaaga warramo... Sidii uu ahaa nin caadi ah ayuumbuu markeliye noqdey nin aan caadi ahayn... Bal u fiirso hadalka ninkaa kasoo yeedhey: Foolxume quote " Kambuli why do you like OG folkz? is it becouse of their shoe size?"

Ilaahbaan kugu dhaarshee, ninkaasi "ABDO" ma leeyahay? Laughing

Waxaa kasii daran, waxaan isku deyey inaan ka qabto khaladka oo waxaan ku idhi " Apology ka bixi khaladka". Waa diidey oo ku adkeystey khaladkiisii Shocked

Bal adigu Ilaahay ninbuu kaa dhigee ka gar naq arrintaas...
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

KAMBULI MAANTA LAGA BILAABO KAFTAN WAA KA MAMNUUC!
Arrow
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

AGGA war hade wiilyar iyo Kambuli baynu ka hadlaynee xagee baad foolxume ugu dhaqaaqdeen?

Kambuli walaal waad ogtahay saan kuu respectgaraynjiray oo aan qofqalboo wax kaasheega afka u goosan jiray, laakiin adaan kuu danaynayaa oo aan rabaa inaan qalafnimada kaa saaro b4 it's too late, dadka soo dhaxgal oo kaftan mar mar, iska daa is ad adkaynta walaal,
Last edited by foolxume2005 on Tue Jun 20, 2006 4:20 pm, edited 2 times in total.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xoog,

Ku mee dee? Maxaad uga aamustey garta....

Coolmaan,

Walaal, kaftanku xad buu leeyahay... Anigu gabadh lagu yidhi " Nimanka Ogaadeen ma waxaad u jeceshayay cagtooda weyn oo aad ogtahay micnaheeda" waxaan u arkaa in lagu gefey oo la xaal mariyo... Weliba anigu keliya waxaan codsaday "apology".... Cool-man, gar eexada weligaa iska ilaali...

Foolka,

Haddii uu u danayskaagu ceynkaa yahay, iska hayso walaal....Before it is too late kulahaa....Intaan noolaa qalfsanaan la iguma sheegin.... Mana yeelin xuduudeyda in la iisoo dhaafo...
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

Kambuli said "Bartire iminka buugga wuu ku yaalaa"
I think Kambule is Bartire
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”