Postby Ureysoo » Wed May 16, 2007 4:52 pm
Looooooool, Ka Daa...
Oo Sideey Oo Garatay Xaafada Ii Midgaha Dagaan In Ureyso La Dhaho?. Eyaahey, Midgo Iyo Ilkocase Difference Ma Oo Dhaxeyo , Ee Yara Aayr, Lol. Buuro-Caawo Meel La Dagu Ma Ahe, Wa Xeero Kudaafada Lugu Dispose-Gareeyo , Ma Dad Ba Dagaan Qashin-Qobkaas, Cajiib? Ileeyn Dadkaan Hawada Ii Sool Iyo Sanaag Oo Hayaan, Wa Maxey Ba Is Oran Jiray, Lool....
Snuten...
Loool, Tuulo Buuriyo Qab Miyaad La Yaabantahay, Misa Magaca Baad Ku Qooqday Dee? ...
............................................................