Madaxweyne Riyaale, waxa uu u magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Cabdillaahi Cali Ibraahim (Gurey), waxana uu buuxinayaa xilkaas oo uu banneeyey Wasiirkii hore ee wasaaraddaas, mudane Aadan Maxamed Mire (Waqaf) oo uu Madaxweyne Riyaale si degdeg ah xilka uga qaaday 15kii April, maalin kadib dagaal ciidamada Somaliland oo uu horkacayey iyo kuwa maamul-goboleedka Puntland ku dhexmaray degmada Dhahar ee Bariga Somaliland.
And Guess what He is HabarJeclo-(Biciide)

The Xaarti People should sing for RiYaale, One of their Heroes who saved their lives few weeks back
