Emper... Hadalka ciyaalka intaad iska dayso, ileen waxba kama taqaanid Isaaqe, hadaad reerka reer sheikh isxaaq wax ka ogaan layd kaalintan kaga jiro wad ogaan layd...
Mida Kale Nin Daneeya Somaliland hadaad ahaan layd, waxan caruurto ku sheekaysato, mad la shir timaaden!!!
Anigo waxan Aahay nin Daneeya Danta Dalkeyga Iyo Dadkeyga, waxi Dhacay 16 years wan ka tegay, oo meelo sare iyan ka fakeraya...
and last you said, Samaaron yar iya ka qaaday Silaanyo kursigi....you see hadaan doonayno inaan somaliland dumino, Xoog wan ku qabsan kari layn,oo ku dumin layn... Laakin as i said Danta Dalka iya igala muhiimsan.....Haddi aad nala garan weydan danta dalka, Dee Meesha waa la iska dumin ogow, taasi hard maha.........
Qudhac... are you Nayruush from Paltalk

I know alot of people from somalinet in paltalk
