Madmadoobe, quote " Liqaaye and ina baxar seemed to be ganging up on you Kampuli, i was gonna tell 'em to get of your back "
Thanks walaal... But don't worry hadda waan la qabsaday eh..

They can gang all they want I am not going anywhere...
Dawlad,
Nimankani waa Somaali, sidaa darteed wanaag umaba diidi karo ruux Somaaliyeed..Laakiin waa inay laba soo kala galaan:
1. Inay dadka la kaftamaan ama faleeyaan, iyana oggoladaan in lala kaftamo lana falaayo..
ama
2. Inay dadka ka dhowrsadaan iyana laga dhowrsado...
That is all..meesha wax kale ma yaalaan...