Gedo_Boy
Noo bro...
I was in my local Maqaaxi the other day, and its usually mainly Hj and some Hawiyes Chatting qabiil politics. and This Mareexan guy was there, for the first time, and he was telling us, this story about Somaliland…
The mareexan man lived in hargeisa before the War and he also owned a House there…This is his little story…..
Waxu yidhi Holland intaan ka tegay, iyaan Hargeisa Ka degay, anigo isle manta iyay ku dhamaatay..
Waxu Yidhi.. malinti aan sidaas uga degay, maalin labaadi iyaan guraygaygi uu tegay, waxa ku jira Family Isaaqa!!
Reerki iyaan ku iri gurigan aad degan tiin yaa iska leh? markaasay ku jawaaben anaka iya iska leh, SNMti iyaan ahayn, hebel iyo hebel iya nagaga dhimatay, markaa Dad Darood ah iyaan ka Eryanay

…
Waxu yidhi…Waxba ma odhane, intaan iska tegay, waayo hadaan isku sheego waxan ka baqay inay ii dilan ba

laakin Dad very friendly ah iyay ahaayen…..
Waxu Yidhi, Next morning iyaan Dowlada Hose uu tegay, Documentigi iyaan Tusas, waxaan Idhi Nin Mareexan ah iyaan ahay, Gurgaygiina Dad iya Iga Qaaday, markaas maxan yeel!!
Dowlada Hoose iya Tiri, Keen Cadeyn Gurigaas inad leedahay.. waan tusay iyo Yiri waatas Waraaqi oo dhami….with in 24 Hours iyo Police ki Guriga Kaga Saaray reerki kale aan cadeyn hayn[color=#FFBFFF][/color]….
Markaa waxu yidhi, Cadaalada Somaliland Taala Meel kale Somalia ma Taalo…and now his second wife from South and her Kids live in Hargeisa….and He goes back there every year to do his Businesss…….Thats the Reality in Somaliland wallahi…….