Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Hiiraan boy » Wed Jun 06, 2007 8:32 am

Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Goobaale”.oo xabsiga la dhigay
Posted to the Web Jun 06, 14:44


Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalad Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Abaarihii 1:30 duhurnimo ee maanta ay ciidamada gumeysiga ee dalka Itoobiya ay gurigiisa kala baxeen Maxamed Maxamuud Jimcaale “Goobaale”oo ahaa taliyihii hore ee Isbahaysiga Dooxada Juba.


Goobaale ayaa waxa lagala baxay gurigiisa oo ku yaal xaafada Xamar Jadiid ee Magaalada Muqdisho ilaa iyo iminka lama yaqaan sababta loo kaxaysta

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DF ayaa horey u xiray Sh Axmed Qare, Cirfo iyo Goobaale waloow ay siidaayeen markii danbe.

Si kastaba ha ahaatee Baaritaanada ay sameeyeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa Df ayaa bilaawday ka dib markii shalay laba weerar oo culus lagu qaaday halka uu dagan yahay Gabre oo ah Taliya Ciidanka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku sugnaa Jaamacadii Gaheyr iyo warshada Baastada.

Abuu Hurayra
Halgan.net

User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Warsame101 » Wed Jun 06, 2007 10:05 am

Laughing

User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Mataan_Ciideed » Wed Jun 06, 2007 10:19 am

Isn't very obvious to everyone that hiiraan boy is non other than dawlad sade?.

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Hiiraan boy » Wed Jun 06, 2007 11:01 am

[quote="Mataan_Ciideed"]Isn't very obvious to everyone that hiiraan boy is non other than dawlad sade?.[/quote]

hooyada wase

User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Ugaas Diini » Wed Jun 06, 2007 12:33 pm

[quote]ilaa iyo iminka lama yaqaan sababta loo kaxaysta[/quote]

Waa la yaab. Laughing

[quote]damada Itoobiya iyo kuwa DF ayaa horey u xiray Sh Axmed Qare, Cirfo iyo Goobaale waloow ay siidaayeen markii danbe[/quote]

Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby Cilmiile » Wed Jun 06, 2007 12:38 pm

Another habar k intir terrorist bites the dust

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby DawladSade » Wed Jun 06, 2007 12:40 pm

[quote="Mataan_Ciideed"]Isn't very obvious to everyone that hiiraan boy is non other than dawlad sade?.[/quote]


And isn't the reason you have both a period and question mark together to visually throw off any people who might guess your other nick names Zac-malak. Arrow



Let's see the writing again.

[quote]Isn't very obvious to everyone that hiiraan boy is non other than dawlad sade?[/quote]

User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Re: Taliyihii hore ee Dooxada Juba Maxamed Maxamuud Jimcaale “Go

Postby kkk47 » Wed Jun 06, 2007 6:41 pm

Sheeko Cajiib ah oo ka dhacday dalka maraykanka gaar ahaan Minnesota

13/06/2004

Waa sheeko runtii cajiib ah oo marxalad xun soo martay, waxa aanu dhihi karnaa waa Sheeko qiiradeedu aay kicinayso shacuubta dadka soomaaliyeed oo dhan gaar ahaan dadka familka is qaba waxa aayna Sheekadu tahay waxaa is qabay wiil Baadicade ah iyo gabar xawaadle ah, waxaa aay Labadooda is qabeen in mudo ah waxa aay ku noolaayeen maanasota waxa aay isku Lahaayeen wiil iyo gabar runtii waxa aay ahaayeen famil is jecal, markii aay in mudo ka soo wareegatay ayaa Waxaa dagaalo ka dhacay gobolka hiiraan waxaana halkaas ku dagaalamay Baadicade iyo xawaadle.

Wiilkii baadicadaha ahaa ayaa waxa uu bilaabay in uu colaad xoogan u qaado reerka uu gabadha ka qabay ee xawaadlaha ahaa, runtii ma uu san sii jeclaysan in uu la sii noolaado xaaska uu jeclaa caruurtana u haaysay sabababo aawgood:

Dadka reer Hiiraanku waa dad is yaqaano asal ahaan iyo taariiq ahaanba, wiilka baadicadaha waxaa familkiisa taariiq ahaan ugu sheekeeyeen in haaybta xawaadlaha aan la garanayn asal ahaanba halka aay ka soo jeedaan madaama aaysan aheyn hawiye.

Waxaa taariiqda lagu xusi jiray xiligii talyaaniga hiiraan joogay xawaadlahu waa wecel oo aabe ma laha waxaana laga soo dul qaaday xabaal dushiisa isaga oo wiil yar ah waxa soo koriyay ajuuraan oo ka soo dul qaaday xabaasha dushiisa ka dib markii aay hooyadiis halkaas dhigtay isagana carartay maadaama uusan aabe laheyn.

Wiilkaasi waxaa loogu yeeri jiray xawaal ilaa uu ka soo qaan gaaro, ka dib waxa uu fahmay nolosha waxa uu arkay in uu takooran yahay ee xawaal loogu yeerayo laakiin waxaa aay ajuuraanka qireen in uu ahaa wiil fariid ah, waxaa uu ku soo dhax koray qabiilada dega gobal hiiraan ilaa galgaduud.

Mudo ka dib markii uu gaaray ilaa iyo 19 sano waxa uu bilaabay in uu magaca iska bedelo madaama uu fariid ah waxa uuna la baxay xawaadle halkii xawaal loogu yeeri jiray ayuu waxa uu ku daray labo xaraf (D iyo E).

Wiilka baadicadaha ah ayaa waxa kaloo ee uu maqalay in hawiyaha shir aay xamar ku lahaayeen 1995 laga saaray xawaadlaha maadaama aay hawiye aheyn ee aay ku soo dhaxkoreen hawiyaha misana aay sheegtaan hawiye.

Wiilkii baadicadaha ahaa ayaa qisadaasi ugu sheekeeyay xaaskiisa ka dibna sidaas ayay isku waayeen kuna kala tageen askarna ugu yeertay in uusan arag ciyaalka uu dhalay mardanba digniina aay siiyeen askarta maraykanka si uusan ugu soo laaban gurigiisii madaama aay kala tageen, ka dibna waxa uu u guuray wiilkii baadicadaha ahaa walaayo kale ama gobal kale ee usa.

Sheekadani ayaa waxaa shacabka soomaaliyeed u soo gudbinaya gabar saaxiib la aheeyd gabadha xawaadlaha ah iyo wiil saaxiib la ahaa wiilka baadicadaha ah.

Figrada waxaa iska leh beesha xawaadle


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests