Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Enemy_Of_Mad_Mullah » Fri Jun 08, 2007 4:20 pm

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Sadaam_Mariixmaan » Fri Jun 08, 2007 4:27 pm

Boqoradii adduunyadu tiqiin beri sabaan jiitay
Bir adayga qarankii lahaa baxada iyo xooga
Gaalada kuwii beydadshee beerka ka asaashay
Badraan iyo cayaar kuma galaan loo bilaash dilo'e.

Aar cadho burkii jabiyoo booca karinaaya
Maroodiga banaan qooqaya iyo qalanjo buubaysa
Waran bagax ah odayaal sitaa uma bafeeyaane

Inkastaad barwaaqo iyo nabad ugu bishaarayso
Gun balaayo kaa doontey oo boqon ku goynaysa
Baaruuda in aad buufisa waa banaan tahaye

Bah yaraa bur hoostiis gala oo baqo dharaartiiye
Bariistiyo hadhkiibaa tolkay col u badheedhaaye
Barqo weerar baa lagu yaqaan baarka aan ahaye.

Hadaad cadho bugood mira tahoo gaadho badankooda
Buntukh iyo lagumaba waabin karo belel rasaaseede
Burmadkii aad wax badan biirisay iyo boqoshii aad jeexday
Booraamo adigoo galay oo beerka dhigay keymo
Biriigan adoo haysta iyo boobe ololaaya
Beebeeya adigoo wata iyo kaare bahar daada
Isbariiqsi sow Haber-jeclow biid ma tari waayin.

Beydari Dhulbahante ah miyaa kala baxay goobtii
Barbaartuu Saciid dhalay miyaa Balal ku leefsiisey
Sidii geel horwayn booshiya baacsadoo jiidhay
Barsayntii horeetaba miyaan boodhku ku asqaynin

Baqataye miyaan Baalidhaye balaslihii gaadhin
Barbar riiqadkiinii miyaan budulku jiidnaanin
Buul baad is moodaye miyaan ba'eyey kaa yeedhin
Burco iyo Hargeysaba miyaan tegin baroortaadu
Adigoo bisaas leg miyaan malihii beenoobin.

Sow libaaxyo barad seexday meel badle ma maqashinin
Burka fooda waxuu saaro oo beer ku socoteeyo
Badbacaado sow kuguma qaban barida iyo xooga
Sow mici bilaawaha ka dheer kumaba baalbaalin

Mawjado is boortoo sidii baarqaba u doobshay
Adigaa bad ku gudaheed galay ee balo hakaa saarto
Wax badan baad colaad baafisay ee wiish makula booday
Gobtii biriiga weyneed miyey bixiso kuu geysay.

Adiga iyo boonaha yaroo jiidhka sare buusan
Buurbaad marti gelin jirteen barada daanyeere
Aqalkiinu buur buu ahaa beeyo xabagteede
Dhawaanbaad balida hawdka iyo bananka daaqdeene
Buntukh iguma riixine dhibtaan kaaga beer naxaye
Nasab baa abaal bura boga oo bixin yaqaantiine
Dib bay kuu gagabisa guntii baarka loo fidho'e.

Muslin iyo Buluugley nacdiyo calan bidhaankiiye
Kufri balagleh naago raacde iyo boontii gaalado'e
Buqul yahow Amxaaraduw adee buushe lagu jiitay
Intaad nabad burburiskaad wadiyo beelo kala sooca
Buntukh baa inoo xeera iyo Boobahii dhadaa'e
Birtuun baa ku gaadhay ee miyaan bogay dagaalkaaga
Jeeraan banaan ka tirtiro barasho kuu laabo.

Dadkeena colaad lagu bogmiyo balo kala gaadhin
Marti booqasho ahoo u timid beelo deriskooda
Geesi xidid u baxar daadshay oo bixiyey maalkiisa
Baradiina magan joogta oo bara iyo qoys raaca
Inuu kibirku idiin baaqo oo idinla buubaabey
baadilkaad rasaas kala dhacdeen buunka feedhaha'e.

Dhowr boqol aday kaa godoo baqana kuu raacay
Beydkiyo bagaad uga qaxdeen buulashiyo maalkii
lafta badhi bagaad uga jabteen biixiyaha taagan
Jahaadkii fardihii naga bulmay baasihii madhiyey
Baqigii ka soo hadhay yaraa ee Eebbe noo badiyey
Kuman booda kuman yaal balyaxa aad bafto cad moodo
Kuman yaal barood ciida iyo kuman bawaasiir ah
Kuman yaal bulaalaha ashkira oo baayiroo naaxay
Intaas oo farii fooda baray baacis iyo weerar
Sengayaal la badhi siiyey baa beylah ka aheliye
Baxsan maysid maantaan dagaal kuu balaadhsado'e
Bulbulha cartamay ha ula tegin beebe iyo qeylo
Yaan bariiska Libiya ku dilin baali baad tahaye.

Baalalayda tiraabiyo kolkuu Biiraha cantuugo
Iidoorku been buu shubaa baanis iyo faane
Buqbuqdhabaye waligii sidii baardhabka xagaaga
Boqol iyo jar kama leexdo iyo bir iyo haadaane
Biyihiisa Irir baanu nahay farac ka soo beydha
Hawiye ula beebayste iyo baqarka dhoobeeye.

U bahayste Daarood col bey beerka ku hayaane
Daanyeerka buuraha korey ee midhaha boobaaya
Ma bariijin waligiis libaax beeg u joogsadaye
Dameer aan bir qaw lala sudhoo bacad ku heeryeeye
Oo aan bariis saaray iyo bur iidaankii
Maxaa Baruruftiisa iga galay ha ii banaaxiyo'e.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Last edited by Sadaam_Mariixmaan on Fri Jun 08, 2007 4:33 pm, edited 1 time in total.

Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Cilmiile » Fri Jun 08, 2007 4:31 pm

Sadaam

Gabayga waad ku ciyaartay

It doesnt start that way u wrote

Boqoradii adduunyadu tiqiin beri sabaan jiitay

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Sadaam_Mariixmaan » Fri Jun 08, 2007 4:33 pm

[quote="Cilmiile"]Sadaam

Gabayga waad ku ciyaartay

It doesnt start that way u wrote

Boqoradii adduunyadu tiqiin beri sabaan jiitay[/quote]

i edited it

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby wadaniweyn1 » Fri Jun 08, 2007 7:17 pm

qurjiile boy wataan the reply Laughing Laughing Laughing

Meeshiyo anoo qaydleh baan qaari ku ahaaye
Qalin-duurrayaashaan afxumo qaladba moodeyne
Qurux maleh nin caytamay sidii dumarka qaarkiiye Laughing Laughing Laughing
Iga qoro qasiidooyin baan kuu qaddimayaaye Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Aduunyadan qaskiyo weerarkiyo qaxarka loo uumay
Ee qaboowga loo diiday ee laysku qalanaayo Laughing Laughing Laughing Laughing
Ninkii gelin qadeeyaba waqtigan qoolka gelinaaya

Waataan qabkaagii ku idhi yuu qar kaa ridine Laughing Laughing Laughing Laughing
Waataan qasaaraha ku idhi qoorta haw dhiganne Cool Cool Cool Cool Cool
Waataan xumaan kaa qabtiyo qoomihii hore'e

Waataan cajlado kuu qatimay waano qiiro ahe Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Waataan hawada qaadday idhi qaaradaa mariye
Qasdigaygu waa tuu ahaa nabadda qiimeeye Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Naf uu qaamudkeedii galaan qabarba faallayne Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Raggii qayladaadii ku kacay waakuwaa qubane Laughing Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Haddaa meydku qadawgii bixiyo qariyey dooggiiye Laughing Laughing Laughing

Waakaa qalfookii Hayiyo, Qararro yaalyaalle Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Imikaa dhurwaa qawdhamiyo haadku qodayaaye Laughing Laughing Laughing
imikaa qaxootigu Nugaal sii qulqulayaaye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Dhallaan qayladii waxa la yidhi waa qaboonada'e
Waayahan qalaadkii dhinte iyo korisu qaadkiiye Laughing Laughing Laughing Laughing
Wadnihii na qayraamin jirey waa qufulateene Smile Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Qosolka iyo haasaawihii kuma qaxwaysaane Laughing Laughing Laughing Laughing
Ma qafiiftay Uusloow adaa huriyey qiiqaase Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Ma qatallantay waatii Siyaad iilka kuu qoday'e Laughing Laughing ur uncle

Ma qunbacatay goortii warkoo qoran laguu keenay Cool Cool Cool Cool
Ma qandhootay geerida markaad gelisay qoyskiinna Laughing Laughing Laughing
Ma qayirantay maantaan tolnimo kula qalloocnayne Cool Cool Cool Cool

Ma qiyaastay noloshaa qabteen qaalinnimadeeda Smile Smile Smile Smile Smile Smile
Ma qiirootay waa lagu lumaa kibirka qaarkiise Laughing Laughing Laughing Laughing
Ma ka qooftay nimankaad lahayd qaata amarkayga Laughing Cool Very Happy Smile

Ma qadderisay waa mawd qarsoon qaranka reer shiikhe
Qusurkaba adaan gaadhin iyo badaha qooqaaya
Qaxarka iyo kibirkii miyaa kaa qadhqadhinaaya

Qalalaasaahaagina miyaad qaadi kari weydey Laughing Laughing Laughing
Jeerooy Qunbuladuu dhacaan laysma qaaddimine
Qira gaabnidee sowdigii col u qalqaalaayey

Qudh la gooyo iyo dhaawac iyo maal la kala qaado
Qardoofadu rag waw soo taxnayd taniyo Qaabiile Sad Sad Sad Sad
Qammuunyada ilkaha iyo dibnuhu waa qashiinnimo'e

Nin xumaan qoday caadki tahay qoomamiyo ciile Smile Smile Smile
Qabtii Samatar galay waadigaa qoobka soo dhigaye Laughing Laughing Laughing
Haddaad gacan-Libaax qaad is tidhi quusashaa xigiye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Ninkii Qaanso iyo leeb filanayoow qabarki weynaaye
Sunta qaraxday ciiddiina waa qori madoobaade
Waxba yay is qoosaalintii ila qadhaadhaanne

Haddaa nabaddi aad quudhsateen qiimo leedahaaye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Qaraabiyo abtiga waa kolkaa qiran ogeydeene Laughing Laughing Laughing Laughing
Maxaan kula qabtaa waatanoo qulubtay Uusloowe Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

musa issaqson

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby DawladSade » Fri Jun 08, 2007 7:24 pm

[quote]Lafo Marexan[/quote]

And a non-Somali made this Rolling Eyes

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Sadaam_Mariixmaan » Fri Jun 08, 2007 7:25 pm

Gabaygan waxuu marshay Abwaan Guuleed jucufo mid iidoor ah Askartii Ingiriiska ka mid ahaa lana odhan jiray cabdi Dhakhtar ayaa yidhi waan ku gabyi Isagoo la hadlaya Guuleed jucufo Kolkii la is arkayna cabdi Dhakhtar waxuu yidhi war waan kaftamayee gabay ma hayo. Guuleed baa ugu jawaabay Anigu waa ku sugayey ee Afaraydii reerkiina lagu yaqaanay soodaa kolkii cabdi Dhakhtar afkiisa kalmad laga waayey baa Guuleed Jucufo halkii gabaygan ka marshay Waxuu Yidhi Abwaanku

Bada gabay baryahaan Aw cabdoo uma bareereene.
Waataan ka baaliday halkii iyo bilicdii deyreede.
Eegan waxaa ii birmaday baqalkii Iidoore.
Barxina maayo gortii dagaal leesku beegsado'e.
Baqano waa iga xaraan hadaad boqol nin kentaan.
Buntuq iyo rasaas baan ahay iyo bir aan lalaabayn.

Dun ninkaan baleeyaa mabaxo bil iyo dheraade.
Bilaahi iyo waxaan dhaar ku maray inuu baloobaaye.
Boosaha intaan ku arbacaan biib ku rarayaaye.

Ragii boobadaan joogi jiray buucna laga waaye.
Bushka waxaan ku riday Gaheyr iyo inankii burnaaye.
Waxa Daahir beygaas udhigay waa waxaan badaye.
Nin bareera iyo reer isaaq baarqab lagawaaye

Hadii ayan ba'naan igu ogeen ima bariyeene.
Bahyar iyo maskiin baan la dhacay burarkii weynaaye.
Adiguna hadaad kii badli waa laguu bagaye.
Eegana waxaan kuu balaqi bari iyo loos daane.
Biyo ceel ka badan reer tollkeey badanoow Daaroode!.
Barbarkaan ujeestaba aneey ii banaan tahaye.
Butilina hadhihin yaan cabdoow buuboow soo kicine

Afartaas bashle iyo xaajo iyo babac dhankeygii dheh.
Bahda mid aan ka soo eegay iyo baddaan soo helay dheh.
Waan kuu bareeraye nin aan baqanin yeedhiis dheh.

Baab kalane waa hadal yaroo kuu banaanad dheh.
Aqal buur ka weyn iyo aroos waa wax loo bogay dheh.
Gaarida bilaash lagu helaa waa baxdooynimo dheh.
Basar iyo wanaag iyo xargo baabad iyo luuli.
Bilaash socodka laafyaha hadeey bahaan gacanteeda.
Barida iyo kubka iyo foolashoo wad bidhaamaayo.

Nin buruud leh baa loo dhisaa dhogorbusaanleey.
Hayeshee haweenkii kabaqay banadkii Iidoore.
Bowdkii canbaro jeexday baa laga bariqdaaye.

Nimanbaa sidii booran dili baalka soo surane.
Waa wada buraanburi markeey biig ka bixiyaane.
Dabadeed barwaaqo iyo uqabo baydi iyo qooqe.
Dad ka barany Iidoor haduu boqol karonaaye.
Baladaasna reer ciidagale yeey ku bixiyeene
Isna Habr jeclaa iga badalay nagula beeyooye.
Biyo aan gal lagu horineen waa bar kuma taale.
Hadalkaan runtiisa la baran balalaf weeyaane.
Bishaas iyo bishedaa shib baan kaaga baxayaaye.

Gabaygan waxaa noo soo diray by Omar Mahamoud Hirsi

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby wadaniweyn1 » Fri Jun 08, 2007 7:36 pm

Gabaygan wuxuu ka mid ahaa silsiladdii Daarood-ku-xaar. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Toorrida kuwii lala dhiciyo teerigii waranka
Kuwii shiihska lagu taagayee jaaha laga toogtay
Tusbax go'ay sidiisii kuwii tarabka loo laayey
Tafaariiqda nimankii guryaha lagu tadcaaraayey

Toddobaatan iyo dhawr kalaan teella loo dhigane
Waa tii ay tasoobeen sidii tiradi xoolaaye
Tumbushooda waatii la dhigay teedki Gumarroode
Daaroodka lagu taamayaa tacaddi weeyaane

Toddobaatan Geeliyo ninkii tira laxaad dhiibey
oo midab Tiriigleey arkoo tahan ku faallooday
Oo Guga aroos loo turqiyo tanafas eegaayey
oo xaajadiisii tognayd wiil ka kala tuuray
Oo gabayga loo tirinayaa tacaddi weeyaane

Quruumaha tartamayee u kacay tab iyo leexleexa
Nin waliba wixii uu tabcaday taw la soo yidhiye
Tumaal buu ahaa Muuse Dhiil taajna loo xidhaye

Waatay dhammaan taabaceen tala-xumaaliiye
Talyaaniga Triipoli haddii maalin laga taabay
Tagoogada waxaa looga xidhay tacaddi weeyaane

Tanac-tanacdu waa inan-gumeed tamaradiisiiye
Tol haddii u lee yahay waxbay tari lahaayeene

Marna haddanu dhawr tooganayn tookha haw miyine?
Tiiraanyadiisa ha qabo ee ha u tiraabina'e
Hana toosin waa gama'sanyay tuugga Habarwaaye

musa issaqson.

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby Sadaam_Mariixmaan » Fri Jun 08, 2007 7:39 pm

Gabay Askartii Tagoogyaha Xumayd

Guuleed Jucufo gabaygan waxuu marshay mar nin Iidoor ah oo Askartii Ingiriiska ka mid ah afarey tirshay u lee yahay
Waa taako leel maansaduu tiriyey guuleede
Toban qaadka nimankaa sitaa taabay dunidiiye
Talaabo xun ha dhigin reer Siyaad baan ka soo tubiye

Afaray markuu tirshay baa Guuleed Jucufo gabaygan isla goobtii ka marshay waxuuna Yidhi:-

Cabdiyoo nin walane magalo waano loo diray'e
Wacdiga iyo shareecadana waa laga wareershaay'e
Adna heedhe gabygaagu waa Wayl aan la cuneene
Wadadaan ku dhici waa midaan la iska waayeene
Axmad iyo walaalkeey Warsame waa u waramayaay'e

Warqad baan udiri Yusufkii waamahaas jiray'e
Waawaada iyo faanka waad wadi taqaaniin'e
Wax hadeey dhacaan jeer danbaa wayda lahayaay'e

Alle wiilka meey joojiyaan wagaska Iidoore
Wax hadaad taqaan faranjiga wehel mamoodeen'e
Wagii baryaba Awrta Gaalada lama wareegteen'e

Wad hadii uu galo qaalin yarahu weer ma xirateene
Dumar waad wasteen maalintaan wadana geeliiy'e
Wabta waxaad ka galiseen waa habar wardeyeed'e

Ma waliqin gabar heyjad leh iyo wabarkii Darood'e
Wecel iyo washensi baa tahay iyo waladi xaraan'e
Inaad waaray tahay waan ognahay walid laguu naary'e

Ingiirska wiiqyad xun baad wiil u noqoteen
Wax wanagsan bari baad hesheen waana wadateen.
Hayeshee nin wiil iyo duqoow waad is wargaliseen

Wagas baad ku goyseen ilkaha wac iska siiseene
Waayeladii ree Isaaq war xun laga keeny'e
Wabi dhaafe dumarkeey qabeen wadna lagu sheegy'e

Wajigiina gubay naag hadaad wadar ujeexdeene
Waraabuhuba neefka uu dilo weer unbaa u haro
Waxtar buu u dilay reer Afgaab wilaashaad garane'

Waa tuu waraabuhu kabogay wabradiniiy'e
Markaad wabiga jeexdeen rasaas waa aad wadateene
Wacdigii rasuulka iyo katage waysadii duhur'e
Warjaaf iyo calan cad magalo wabahka Iidoore
Ana haatan maan waax laharo waa waxii hor'e

Qalinkii Omar Mohamud Xirsi

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby wadaniweyn1 » Fri Jun 08, 2007 7:47 pm

Ibtiloobe nimankii lahaa Iishka saayidahe Laughing Laughing Laughing Laughing
Ma abaarsadeen nabad hadday u intiqaalaane
Islaaxii horee dhacayba way ku intifaaceene Laughing Laughing Laughing Laughing

Intiibaa badawgii ilbaxay Awr jirka ahaaye
intiibaa sidii rer isaaaq Aydhin loo tegaye
Intiibay schoolada Kharduum Innama geeyeene

Intiibay albaabada Berbera aqal ka jeexdeene
intiibay America iyo Yurub ehel ku yeesheene
Intiibay Xariir wada asliya ku arrad beeleene

Intiibay Ugaadha iyo Berdii kala Illaaweene
Intiibay asluub kala sinmeen uumiyii kale'e
istiqlaalna waatay beryahan u ashtakoodeene

Nimankii intaa iyo intaa la istareexsiiyey
Kolkuu amarku madaxaa ka galay sida Arnaa'uudka
Abaal malaha duulkuye hadday na asaraareene Laughing Laughing Laughing Laughing

Oo ay Colaad la ollogeen Ubaxi Reer Shiikhe Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Odayiyo Cuqaal baw badnaa eelka kii dhigaye
Ma aqbalin waxay Dhiisiyadu "Order" bixiyeene Smile Smile Smile Smile

Afka laysla gaadh Habr-Jeclaa ilaha dhaw taalle Laughing Laughing Laughing
Ibleys baa ku yidhi waw tagnaa waana erinaaye Laughing Laughing Laughing
Ararsame qarfood iyo GeedQuwaax eede taladaase Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Ugaadhyahan ku dhimay geelashay ooda jebiyeene Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Ilaalayste reerahayaga ay agabla' moodeenee
Waagoo iftiimay oo nirgaha edegga loo soocay

arooryuu na weeraray colkay ababa' siiyeene Cool Cool Cool Cool Cool
Arbaciin kunbaa noo fadhidey ayda nagu dhowe Smile Smile Smile Smile Smile
Aartiigu(RT) waa qaylada ee lagu ogeysiiye

Asyab baa ku kacay guutaday nagu Istaadheene Laughing Laughing Laughing
Aboob kama baxsado reer tolkay nimu abbaaraaye
Ateera ula gale Rifle-kaan aradda reebayne Laughing Laughing Laughing Laughing

Ashahaada-boob iyo Sunleey lagu asqaysiiye
Army-ga Sanweynaha kolkay Aaladdu u buuxdey
Alamaanka Qiiqa iyo markuu ololku soo duulay

Ulo noqoy Shacayska iyo waxay urursanaayeene
Iyaga iyo Talyaaniguba way orod nuglaayeene Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Oogsade baquhu waa waxay Ab u lahaayeene Laughing Laughing Laughing

Ku idlaade Idhankii Xargaga Agabarkiisiiye Cool Cool Cool Cool Cool Cool
Arxan looma galo duul hadday ku adyadeeyaane
Waataas ayaan qudha sidii Uub la soo jaraye

Abasguul Ammaanle iyo Bartire, oosha Wadasaar ah Smile Smile Smile Smile
Iyo uurarweyntii kinsidey aamusina weydey
Abayoonis iyo Tuuryar bay u itibaaseene Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Eersade quruumii kalaan cidiba eegteene
Englandbaa warkaa laga hayaa uunka wada gaarye
Harti Off ogaadeenna waw araranaynaaye Laughing Laughing Laughing Laughing

Daarood ismaaciil ku noqoy alablihiisiiye
Nin walboow ogsoonow kibradi aayatiin malehe Laughing Laughing Laughing

musa issaqson

User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: Lafo Marexan, Galguduud, Somalia

Postby DANGIRL » Fri Jun 08, 2007 9:55 pm

[quote="wadaniweyn1"]qurjiile boy wataan the reply Laughing Laughing Laughing

Meeshiyo anoo qaydleh baan qaari ku ahaaye
Qalin-duurrayaashaan afxumo qaladba moodeyne
Qurux maleh nin caytamay sidii dumarka qaarkiiye Laughing Laughing Laughing
Iga qoro qasiidooyin baan kuu qaddimayaaye Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Aduunyadan qaskiyo weerarkiyo qaxarka loo uumay
Ee qaboowga loo diiday ee laysku qalanaayo Laughing Laughing Laughing Laughing
Ninkii gelin qadeeyaba waqtigan qoolka gelinaaya

Waataan qabkaagii ku idhi yuu qar kaa ridine Laughing Laughing Laughing Laughing
Waataan qasaaraha ku idhi qoorta haw dhiganne Cool Cool Cool Cool Cool
Waataan xumaan kaa qabtiyo qoomihii hore'e

Waataan cajlado kuu qatimay waano qiiro ahe Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Waataan hawada qaadday idhi qaaradaa mariye
Qasdigaygu waa tuu ahaa nabadda qiimeeye Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Naf uu qaamudkeedii galaan qabarba faallayne Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Raggii qayladaadii ku kacay waakuwaa qubane Laughing Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Haddaa meydku qadawgii bixiyo qariyey dooggiiye Laughing Laughing Laughing

Waakaa qalfookii Hayiyo, Qararro yaalyaalle Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Imikaa dhurwaa qawdhamiyo haadku qodayaaye Laughing Laughing Laughing
imikaa qaxootigu Nugaal sii qulqulayaaye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Dhallaan qayladii waxa la yidhi waa qaboonada'e
Waayahan qalaadkii dhinte iyo korisu qaadkiiye Laughing Laughing Laughing Laughing
Wadnihii na qayraamin jirey waa qufulateene Smile Smile Smile Smile Smile Smile Smile

Qosolka iyo haasaawihii kuma qaxwaysaane Laughing Laughing Laughing Laughing
Ma qafiiftay Uusloow adaa huriyey qiiqaase Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Ma qatallantay waatii Siyaad iilka kuu qoday'e Laughing Laughing ur uncle

Ma qunbacatay goortii warkoo qoran laguu keenay Cool Cool Cool Cool
Ma qandhootay geerida markaad gelisay qoyskiinna Laughing Laughing Laughing
Ma qayirantay maantaan tolnimo kula qalloocnayne Cool Cool Cool Cool

Ma qiyaastay noloshaa qabteen qaalinnimadeeda Smile Smile Smile Smile Smile Smile
Ma qiirootay waa lagu lumaa kibirka qaarkiise Laughing Laughing Laughing Laughing
Ma ka qooftay nimankaad lahayd qaata amarkayga Laughing Cool Very Happy Smile

Ma qadderisay waa mawd qarsoon qaranka reer shiikhe
Qusurkaba adaan gaadhin iyo badaha qooqaaya
Qaxarka iyo kibirkii miyaa kaa qadhqadhinaaya

Qalalaasaahaagina miyaad qaadi kari weydey Laughing Laughing Laughing
Jeerooy Qunbuladuu dhacaan laysma qaaddimine
Qira gaabnidee sowdigii col u qalqaalaayey

Qudh la gooyo iyo dhaawac iyo maal la kala qaado
Qardoofadu rag waw soo taxnayd taniyo Qaabiile Sad Sad Sad Sad
Qammuunyada ilkaha iyo dibnuhu waa qashiinnimo'e

Nin xumaan qoday caadki tahay qoomamiyo ciile Smile Smile Smile
Qabtii Samatar galay waadigaa qoobka soo dhigaye Laughing Laughing Laughing
Haddaad gacan-Libaax qaad is tidhi quusashaa xigiye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Ninkii Qaanso iyo leeb filanayoow qabarki weynaaye
Sunta qaraxday ciiddiina waa qori madoobaade
Waxba yay is qoosaalintii ila qadhaadhaanne

Haddaa nabaddi aad quudhsateen qiimo leedahaaye Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
Qaraabiyo abtiga waa kolkaa qiran ogeydeene Laughing Laughing Laughing Laughing
Maxaan kula qabtaa waatanoo qulubtay Uusloowe Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

musa issaqson[/quote]

When it comes to excessive emoticon use, hands down you win it.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 29 guests