Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Daahir Riyaale Oo Si Dirqi Ah Uga Badbaaday In Xabsiga Ay Dh

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Daahir Riyaale Oo Si Dirqi Ah Uga Badbaaday In Xabsiga Ay Dh

Postby Adan_1 » Sat Jun 16, 2007 7:54 am

Daahir Riyaale Oo Si Dirqi Ah Uga Badbaaday In Xabsiga Ay Dhigto Dowlada Norway

Goor Makhribnimo ah ayay ahayd markii Police dalka Norway Ku qabteen xubno ka mid ah weftigii Daahir Riyaale ku weheliyey socdaalka safarka ay ku yimaadeen Norway, Sweden iyo qaarada Yurub iyagoo si weyn u murqaansan oo raamsanaya Jaad xiligaas oo riyaale laftiisa goobta uu xaadir ku ahaa.......................

Police-ka Norway ee magaalada Dreman ayaa sheegay in weerarka ay soo qaadeen salka ku hayo mukhaadaraad ay isticmaalayeen xubnahaas weftiga ahi, waxayna wararka laga soo xiganayo Police-ka magaaladaasi sheegeen in mukhaadaraadkaas oo ahaa mid ka badan wax qof cuno la geeyey Huteelka ay ku sugan yihiin weftigaasii, waxayna sheegeen in shaqaalaha huteelku soo wargeliyey, ka dibna ay bilaabeen in ay xaallada dusha kala socdaan.

Mukhaadaraadka lagu qabtay ee Policeku sheegay ayaa ah, qaadka oo ka mamnuuc ah dalka Norway.

Wararku waxay sheegayaan in niman ay isku hayb yihiin Dahir Riyaale oo ku dhaqan Wadanka Norwey ay Rayaale u soo kaxeeyeen Magaalo yar oo layiraahdo Dreman si ay ugu soo qayilaan, kulan gaar ahna ula yeeshaan qaraabo ay Riyaale aad isugu dhaw yihiin oo magaaladaas degan, qaraabo salaankaas ayay ka dhalatay in gacal in badan kala maqnaa ay qaarkood sida caadada ku ah dhaqanka Somalida ay qayilaan oo sheeko iyo xogwaraysi is dhaafsadaan.

Ragga ay illaa hadda Police-ku ku qabteen ee wararku sheegayaan, waxaa ka mid ah Cismaan Shiikh Cabdi oo ay aad isugu dhawyihiin Marwada Riyaale qoys ahaan, waana nin la socda weftiga Riyaale Kaahin oo Hargeysa ka soo raacay,

Waxay kale oo ay sheegayaan wararku in afhayeenka Daahir Riyaale kaahin loogu yimi halkii qaadka lagu cunayey isagoo murqaamsan

Daahir Riyaale ayay wararku sheegayaan, in wax yar ka hor uu qolkiisii hurdada qabtay, ka dib markii uu in door ah la qayilayay, hase yeeshee xilligii ay yimaadeen Police-ku wuxuu joogay qolkiisa hurdada, halkaas oo uu ka badbaaday fadeexada ku dhacday weftiga.

Waxaa ay wararku intaas ku darayaan in dalka Norway ay weftigii Riyaale samcad xumo iyo dhibaato kala kulmeen ay iyagu isu gaysteen


http://www.somalilandfuture.com/ee/inde ... ii_norway/

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests